Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah–Madaxweyne Gaas oo saaka booqdey Xaafada Baraxlay

$
0
0

breaking-nes-150x63-1Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayas saaka wuxuu soo booqdey Xaafada Baraxlay.

Madaxweynaha oo ay weheliyaan Raysal wasaaraha iyo Madaxweynaha Jubbaland ayaa wadada aada Muqdisho waxay ka galeen xaafada Baracley.

Kadib soo noqoshadoodii waxaa kusoo biiray Madaxwrynaha Maamulka Cadaado ee Galmudug Cabdikariin Xuseen.

Sida aan warka ku heyno Madaxweyne Gaas ayaa qado ku casumey Cabdi kariin iyo Masuuliyiinta kale.

Faahfaahinta kala soco Puntlandi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles