Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Akhriso heshiiska ka kooban Afarta Qodob ee Gaalkacyo lagu saxiixey

$
0
0

kkk-1
Heshiis loogu magacdaray Heshiiska Galkacyo ayaa la wada saxiixay.

Waxaa uu heshiisku ka koobanyahay 4 qodob oo kala ah :

1 – Baaq nabadeed oo Waara iyo xabad joojin.

2 – Ciidamada oo la kala qaado, iyadoo dhinackasta ciidamadiisa ku celinayo meeshii ay hore u joogeen colaada kahor.

3-Soocelinta dadweynaha barakacay.

4- magacaabista gudi wada xaajood oo isugu jira Dowladda Federaalka ah iyo labada dhinac ee diriray

Heshiiska waxaa kala saxiixday Madaxweyne Gaas iyo Madaxweynaha Maamul Ka Cadaado Cabdikariin Xuseen Guuleed.

Waxaa damaanad qaaday heshiiska ra’isalwasaare Sharmaake, Iyadoo ay madaxda Beesha Caalamka, Jubaland iyo Koonfur Galbeed ay markhaati ka yihiin.

Hoos ka akhriso heshiiska

Attachment-1Attachment-1


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles