Ogaysiis ku socda Jaaliyada Jubbaland ee Hilsinki Finland
dhamaan Jaaliyadda Jubbaland ee Ku dhaqan Dalka Finland waxaa Lagu Wargalinayaa In ay Ka soo Qeybgalaan Xaflad Weyn oo lagu Taageerayo Dowlad Gobaleedka Jubbaland, oo ay kasoo qeybgelayaan dhamaan...
View ArticleOgaysiis ku socda dhalinyarada reer Minneapolis, Fursad shaqo iyo tababar...
Gudoomiyaha Degmada 6’aad Mudane Abdi Warsame ayaa ogaysiinaya dadwaynaha Somaaliyeed ee ku nool degmada iyo guud ahaanba Magaalada Minneapolis tababar iyo fursado shaqooyin ee la xiriira gargaarka...
View ArticleOgaysiis ku socda Jaaliyada Puntland ee Gothenborg Sweden.
Waxaa lagu wargalinayaa Jaaliyada Puntland ee Gothenborg Sweden inuu dhacayo kulan uu Agaasimaha Qurba Joogta Puntland uu la yeelan doono Jaaliyada. Agaasimaha Qurba joogta Puntland Cumar Shire ayaa...
View ArticleOgaysiis ku Socda Jaaliyada Jubbaland ee Norway
Jubaland Community Of Norway “Jaaliyada Jubaland Norway” Ogaysiis Jaliayada Jubaland Norway waxa ay shacabka iyo taageerayaasha Jubaland ee ku dhaqan dalka Norway, gaar ahaan caasimada iyo hareeraheeda...
View ArticleAkhriso sida la isugu aadiyey kooxaha Yurub ee ciyaaraya Champion Leageu...
Sidaan ayaa la isugu adiyey horyaalka Yurub sanadkaan 2015/2016
View ArticleTacsi –Aaden Caalim maxamud sagaar oo ku geeriyoodey Xudur
Waxaa tacsi loo dirayaa Dhamaan Ehelkii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka geeriyoodey Marxuum Aaden Caslim Maxamuud Sagaar oo ku geeriyoodey Degmada Xudur ee Gobolka Bakool. Jaaliyada Puntland ee Waq...
View ArticleDabaylaha Xagaaga oo inta u dhaxaysa Xamar iyo Afgooye khasaare maal u geystey
Sanadkaan ayaa Dabeylaha Xagaagu waxay noqdeen kuwo sidii duufaanta u socda duleedka magaalada Xamar, Bilowgii hore ee maanta waxaa nawaaxiga Lafoole laga dareemayay Dabeylo xawaare xoogan ku socda...
View ArticleQarax Bambo gacmeed oo ka dhacay Nawaaxiga Suuq inji ee Magaalada Garowe
Qarax loo badinayo inuusan ulakac ahayn oo ka dhashey Bambaano gacmeed ayaa caawa wuxuu ka dhacay Magaalada Garowe. Saddex Qof ayaa ku dhaawacmey Qaraxa oo ahaa mid aan weyneyn. Sida uu Sargaal ka...
View ArticleRaysal wasaare Cumar Cabdirshiid oo Madaxweyne Axmed Madoobe u hambalyeeyey
Sida ay Puntlandi Warka ku heleen Raysal wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake ayaa kulankii uu maanta la yeeshey Madaxweynaha Dowlada Jubaland wuxuu ugu horeyn ugu...
View ArticleFaahfaahin dheeri ah oo aan ka helney booqashadii Raysal wasaaraha ee...
Warar dheeeraada Ayaan ka helney Booqashadii Raysal wasaare Cumar Cabdirshiid uu ku tagay Kismaayo wararkasoo sheegaya in Gabi ahaan Masuuliyiinta ugu sareeya Dowlada Federaalku ay aqbaleen iney kasoo...
View ArticleTacsi –Maama Faadumo Cumar Guul oo ku geeriyootay Nairobi
Waxaa lagu wargalinayaa Ehelka,Qaraabada iyi Asxaabta in Maama Faadumo Cumar Guul ay ku geeriyootay Magaalada Nairobi. Waxaan illaahay ugu baryaynaa Marxuumada Jano waarta iyo Dambi dhaaf. Jaaliyada...
View ArticleSpecial Representative for Somalia condemns attack on AMISOM base
Mogadishu, 01 September 2015 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia (SRSG), Nicholas Kay, strongly condemns today’s attack by Al-Shabaab militants on an AMISOM base at...
View ArticleRa’iisl wasaaraha oo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday ciidamada Nabad...
Mogadisho,1 sep.2015..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii lagu qaaday saaka aroortii xero ay deganaayeen...
View ArticleSawirka Maanta Xeebta Liido oo isu badashay goob Baabuurta ku dabaashaan
Inkastoo Biyaha Cusbada leh iyo Baabuurka lakala illaaliyo hadana Xeebtii Liido waxay isu badashay goob lagu dhaqo Gawaarida. Dad badan dabcan markay sawirka arkaan way qoslayaan laakiin waa arin...
View ArticleOgaysiis Ku socda Jaaliyada Jubbaland ee Aarhus Denmark
Waxaa lagu wargalinyaa Jaaliyada Jubbaland ee Magaalada Aarhus Dalka Denmark in la qabanayo Xaflad lagu taageerayo Madaxweynaha Dowlada Jubbaland looguna hambalyeynayo Madaxweynaha oo Dib loogu...
View ArticleBaarlamaanka Denmark oo u codeeyey iney qaataan Dhalashada Denmark dad...
Maalmahaan waxaa Mursn xoogan ka dhex socdey Baarlamaanka Denmark ka dib markii Wasiirada Ajnabiga iyo Guriyeynta ay soo jeedisay in dib loogu noqdo kiisaska Dad Ajnabi ah oo Xukuumadii hore u...
View ArticleION awarded contract to conduct 2D seismic survey of Puntland offshore margin
HOUSTON, Sept. 1, 2015 /PRNewswire/ – ION Geophysical Corporation (NYSE: IO) and the Puntland Petroleum Minerals Agency (PPMA) announced that the PPMA has awarded ION a contract to acquire 8,000...
View ArticleAkhriso Warbixin uu Aqalka Chatham House, London uu ka diyaariyey Soomaaliya...
Aqalka Cilmi baarista ee Chatham House, magaalada London ayaa Daraasaad ka sameeyey Xaalada mustaqbal ee Soomaaliya. Warbixinta ayaa lagu sheegey in Beesha Caalaamku ayna sinaba u aqbali doonin in...
View ArticleJaaliyada Jubbaland ee Aarhus Denmark oo qabtay Xaflad lagu taageerayo...
Xaflad aad loosoo agaasimey oo ay soo qabanqaabisay Jaaliyada Jubbaland ee Magaalada Aarhus Dalka Denmark ayaa caawa waxay ka dhacdey Magalaad Aarhus, Xaflada oo ahayd mid lagu taageerayay looguna...
View ArticleJaaliyada New Zealand oo Qaxootiga kasoo Qaxay Yemen ee Bosaso gaarsiiyey lacag
Jaaliyada Puntland ee New Zaeland oo kaashanayay walaalaha Mislimiinta Dalkaas ayaa waxay soo gaarsiiyeen Gudiga Taakuleynta Qaxootiga kasoo qaxay Yemen ee ku sugan Bosaso aduun dhan 6120 USD (Lix kun...
View Article