Inkastoo Biyaha Cusbada leh iyo Baabuurka lakala illaaliyo hadana Xeebtii Liido waxay isu badashay goob lagu dhaqo Gawaarida.
Dad badan dabcan markay sawirka arkaan way qoslayaan laakiin waa arin dhacdey in Xeebtii dabaasha loo tagi jirey lagu dabaaliyo Gawaari si loogu dhaqo.
Fiiro gaara– Biyaha cusbeysan waxay sababaan in gaariga baatalaamiyeerigiisu uu daxaleysto