Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi –Aaden Caalim maxamud sagaar oo ku geeriyoodey Xudur

$
0
0

tacsiiWaxaa tacsi loo dirayaa Dhamaan Ehelkii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka geeriyoodey Marxuum Aaden Caslim Maxamuud Sagaar oo ku geeriyoodey Degmada Xudur ee Gobolka Bakool.

Jaaliyada Puntland ee Waq
ooyiga Denmark waxay si gaara ugu tacsiyeynayaan Cabdimaalik Qar iskaxoor geerida ku timid Abtigiis Aaden Caalim Maxamud Sagaar.

Marxuumka waxaan illaahay uga baryeynaa Jano waarta iyo Dambidhaaf.

Aaaamiin Aaaaniin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles