Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda Jaaliyada Puntland ee Gothenborg Sweden.

$
0
0

heilsinki-agaasimaha-qúrbajoogta-22-1Waxaa lagu wargalinayaa Jaaliyada Puntland ee Gothenborg Sweden inuu dhacayo kulan uu Agaasimaha Qurba Joogta Puntland uu la yeelan doono Jaaliyada.

Agaasimaha Qurba joogta Puntland Cumar Shire ayaa maalmahaan wuxuu booqasho ku marayay Qaarada Yurub, Wuxuu horey ulasoo kulmey Reer UK, Finland iyo Denmark.

Kasoo qaybgala, Goorta iyo Goobta hoos ka eeg

Agaasimaha-1-1
Agaasimaha


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles