Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda Jaaliyada Jubbaland ee Hilsinki Finland

$
0
0

ogaysiisdhamaan Jaaliyadda Jubbaland ee Ku dhaqan Dalka Finland waxaa Lagu Wargalinayaa In ay Ka soo Qeybgalaan Xaflad Weyn oo lagu Taageerayo Dowlad Gobaleedka Jubbaland, oo ay kasoo qeybgelayaan dhamaan Masuuliyiinta Jaaliyadda Jubbaland Ee Finland Iyo Waxgaradka Siyaasiyiinta Haweenka iyo Dhalinyarada sidoo kale Waxaa xafladda Marti ku ah Masuuliyiin ka socoto dowladda Jubbalan.

Taariikhda: 30/08/2015
Maalinka: Axadda.
Sacada 16:30 ila 09:00
Cinwaanka: Kettutie 8 Helsinki Siilitie

Gaadiidka tago goobta: Metro iyo basaska kala ah 81,79,58,
Faahfaahin kala xiriir Tel. Kala ah:

Muxsin Cali Dubad: 0465204999
Baarud Cabdi Jire: 0465569431


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles