Waxaa lagu wargalinayaa Ehelka,Qaraabada iyi Asxaabta in Maama Faadumo Cumar Guul ay ku geeriyootay Magaalada Nairobi.
Waxaan illaahay ugu baryaynaa Marxuumada Jano waarta iyo Dambi dhaaf.
Jaaliyada Puntland ee Kenya ayaa ka tacsiyeynaya geerida Marxuumada.