Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Jaaliyada Jubbaland ee Aarhus Denmark oo qabtay Xaflad lagu taageerayo Madaxweyne Axmed Madoobe ( Sawiro)

Image may be NSFW.
Clik here to view.
20150905_181301-1

Xaflad aad loosoo agaasimey oo ay soo qabanqaabisay Jaaliyada Jubbaland ee Magaalada Aarhus Dalka Denmark ayaa caawa waxay ka dhacdey Magalaad Aarhus, Xaflada oo ahayd mid lagu taageerayay looguna Hambalyeeyey Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam.

Jaaliyada ayaa muujisey taageerada ay u hayaan in Madaxweyne Axmed Madoobe uu marlabaad ku guuleystay hogaaminta Jubbaland.

Masuuliyiinta Jaaliyada ayaa ku baaqay in xiligaan la joogo Xiligii Jaaliyadu usoo jeesan lahayd Taageerida Dalkii.

Masuuliyiin ka tirsan Jaaliyada oo dhowaan kasoo laabtey Dalkii ayaa Jaaliyada waxay u gudbiyeen Warbixin ku saabsan Xaalada Dalkii.

Ugu dambeyntii Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa khadka teleefoonka uga qayb qaatey Xaflada isagoo jaaliyada uga mahad celiyey Kulanka lagu taageerey wuxuuna ugu baaqay Jaaliyada iney isku duubnaadaan ayna ka qayb qaataan dib u dhiska Jubbaland.

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa Jaaliyadu waxay ku amaaneen meesha uu gaarsiiyey Jubbaland iyo sida uu ula tacaaley marxaladihii soo maray mudadii lagu jirey dhismaha Jubbaland.

Ugu dambeyntii Xubnaha Jaaliyada ayaa qaarkood waxay soo jeediyeen uguna baaqeen Madaxweynaha in Cidwalba oo reer Jubbaland ah ee wax tabanaya uu madaxweynuhu miis la fariisto.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
20150905_181242-1
Image may be NSFW.
Clik here to view.
20150905_181405
Image may be NSFW.
Clik here to view.
20150905_181339
Image may be NSFW.
Clik here to view.
20150905_181309
Image may be NSFW.
Clik here to view.
20150905_181257
Image may be NSFW.
Clik here to view.
20150905_181331
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Aaa
Image may be NSFW.
Clik here to view.
a5
Image may be NSFW.
Clik here to view.
a5
Image may be NSFW.
Clik here to view.
20150905_181301
Image may be NSFW.
Clik here to view.
20150905_181333
Image may be NSFW.
Clik here to view.
20150905_181428

Image may be NSFW.
Clik here to view.
20150905_181331

Image may be NSFW.
Clik here to view.
20150905_181218

Image may be NSFW.
Clik here to view.
20150905_181325

Image may be NSFW.
Clik here to view.
a

Image may be NSFW.
Clik here to view.
20150905_181256-1
Image may be NSFW.
Clik here to view.
dhuuu

Image may be NSFW.
Clik here to view.
casoowe

Image may be NSFW.
Clik here to view.
20150905_191629(0)

Image may be NSFW.
Clik here to view.
20150905_191619

Image may be NSFW.
Clik here to view.
20150905_191616

Image may be NSFW.
Clik here to view.
20150905_191049
Image may be NSFW.
Clik here to view.
20150905_181301-1


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles