Jubaland Community Of Norway
“Jaaliyada Jubaland Norway”
Ogaysiis
Jaliayada Jubaland Norway waxa ay shacabka iyo taageerayaasha Jubaland ee ku dhaqan dalka Norway, gaar ahaan caasimada iyo hareeraheeda ku wargalinaysaa waqtiga la qabanayo xaflada maamuuska doorashada madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmad Maxamed Islaan.
Xafladdan ayaa ka dhici doonta magaalada caasimada Oslo 5-ta bisha September 2015, kana dhici doonta Ankar Hotel.
Goobtu waa
Ankar Hotel
Storgata 55,
0182 Oslo.
Waqtiga:
18:00-23:00 pm
Waxa xaflada ka qayb qaadan doona fanaaniin ay ka mid tahay Nasteexo Indho iyo Heeskii Jubaland.
Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir lambaradan:
45803959
41393692
96813081
Mahadsanidin
Maamulka Jaaliyada