Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis Ku socda Jaaliyada Jubbaland ee Aarhus Denmark

$
0
0


Waxaa lagu wargalinyaa Jaaliyada Jubbaland ee Magaalada Aarhus Dalka Denmark in la qabanayo Xaflad lagu taageerayo Madaxweynaha Dowlada Jubbaland looguna hambalyeynayo Madaxweynaha oo Dib loogu doortey Hogaanka Jubbaland.

Wakhtiga iyo Goobta

Sabtida 5 Sep.2015
Kl.15:00
Foreninghus-ka
Gudrunsvej 10A
Brabrand

Wixii faahfaahin ah la xiriir…
waxii faah faahin ah waxad kala soo xiriiri kartaan

Faisa Mohamed Layli tlf: 61461711

Awil Abdi  tlf: 51713330


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles