Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi Eedo Safiyo Faarax Qambi oo ku geeriyootey Dalka Maraykanka

Waxaa tacsi tiiraanyo Xambaarsan loo dirayaa Caruurtii, Odeygeeda Xasan Xaaji, Qoyskii, Ehelkii iyo Dhamaan Asxaabtii Marxuumad Safiyo Farax Qambi oo maanta oo Jamce ah 8 May 2015 ku geeriyootay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Faahfaahin+Dhagayso) Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka hadlay Go’aanka...

Dawladda Puntland waxaa ay si buuxda u qaadacday ansixinta iyo magacaabista gudiyada Doorashooyinka , Adeega Garsoorka , Xuduudaha  iyo Federaalka oo ay magacowday Dawladda Federaalka Soomaaliya....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maandeeq Reciever/Router oo la Casriyeeyey, Kanaalo cusub oo afSoomaali ah +...

Waxaa hada lagusoo kordhiyey Kanaalo Sports ah oo cusub iyo Kanaalada Wadamada Scandinavianka sida Sverige TV1,2, 3 dhowaan waxa alagusoo darayaa Norge TV iyo Dansk TV sida TV2, TV3 iyo 3+ iyo DR ka oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi : Jaaliyada Puntland/Jubaland ee Danmarka oo ka tacsiyey geerida...

INAAA LILLAAHI WA INNAA ILLAYHU RAAJUCUUN Dhamaan xubnaha Jaaliyada Somaaliyeed ee Puntland/Jubaland waxaa iyagoo ka tiiranyeysan geerida naxdinta Lahey ee ku timid shalay marxuum Xildhibaan Siciid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi– Geeridii Alla ha u naxariistee eedo Safiyo Farax Qambi

Waxaan si aan lasoo koobi karin uga tacsiyeynaynaa geeridii ku timid eedo Sifiyo Farax Qambi oo jamcadii 8 May 2015 ku geeriyootey Magaalada Columbus Ohio Dalka Maraykanka, Waxaan taci gaara u direynaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan oo maanta la kulmey Safiirada Carabta u qaabilsan arimaha...

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamud ayaa maanta wuxuu Villa Soomaaliya ku casumey Safiirada Wadamada Carabta ay u soo dirsadeen Soomaaliya kuwasoo fadhigoodu yahay Xarunta Xalane iyo Nairobi. Madaxweynaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Islaan Bashiir oo tacsi ugu tagay Qoyska Marxuum Xildhibaan...

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa Booqday Qoyska uu kabaxeen Rabi Naxariisii Jano hasiiyee Xildhibaan Saciid Xuseen Nuur Dirir & Cabdinuur Faarax Nuur Dirir oo Koox Hubaysan Gaalkacyo ku dileen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada Puntland ee Waqooyiga Denmark oo xubnaha usoo bandhigtey waxqabakoodii

Tan iyo markiu la magacaabey Gudiga cusub ee Jaaliyada Puntland ee Waqooyiha, Waxay Gudigu qabteen howl baaxad weyn oo boorka looga jafayay Jaaliyada, Gudigu waxay howshooda ka bilaabeen wacyigalinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Abdi barre Yusuf Jabriil oo booqday Somalida sharci la’aanta ah ee...

Xildhibaan Cabdibarre Yusuf Jabriil oo ka tirsan Xildhibaanada Gollaha Shacabka Soomaaliyeed iyo Xubno ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Amsterdam (Somvao) ayaa maantya Booqday xarrunta ay ku nool...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi Marxuum Khaliif Aw Cabdikariin oo ku geeriyooday Gaalkacyo

INAAA LILLAAHI WA INNAA ILLAYHU RAAJUCUUN Allaah ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Gaalkacyo ku geeriyooday Allaah ha u naxariistee Marxuum Khaliif Aw Cabdikariin. Waxaan anagoo aad uga...

View Article

Tacsi– DHUUXEEY CABDI CIGAAL oo Muqdisho ku geeriyootay shalay 12 May 2015

Shalay oo taariikhdu ahyd 12 May 2015 waxaa Muqdisho ku geeryooday DHUUXEEY CABDI CIGAAL. Waxaa marxuumada Illaahay uga baryeynaa Kano waarta iyo Dambi dhaaf iyo in Illaahay samir kasiiyo intii ay ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Ardayda Reer Puntland ee jaamacadaha Gobolka Washington Dalka...

Waxaa hotelka Doubletree ee magaalada Seattle ka dhacay kulan casho sharaf ah oo ay isugu yimaadeen dhallinyarada reer Puntland ee wax ka barta jaamacadaha Gobolkaan Washington iyo sidoo kale...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News– Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo Madaxweyne Siilaanyo u...

Warar Dublamaasiyadeed ee Howlwadeenada Puntlandi ka heleen dhinaca Nairobi ayaa sheegaya in Safiirka EU u qaabilsan Soomaaliya Michele Carvone oo shalay booqdey Hargeysa uu kulankii u laaqaatay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi– Nabadoon Maxamed Ciise Cabdille oo maanta 13 may 2015 ku geeriyoodey...

waxaa Galabta ku geeriyoodey Alla ha naxariistee Gaalkacyo,Nabadoon Maxamed Ciise Cabdille, Waxaan illaahay uga baryeynaa inuu janadii ka waraabsho, iyo dambi dhaaf. Aamiin Aamiin waxaa geerida...

View Article

Xog cusub .. Iscasilaadii Ambassador Katherine Dhanani oo aheyd mid...

Warar dublamaasiyadeed oo Puntlandi heleen ayaa waxay sheegayaan in ka laabashadii uu Madaxweyne Barack Obama uu ka laabtay Inuu Safiirka Soomaaliya u magacaabo Katherine Dhanan ay aheyd Arimo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi– Marxuum Cabdixukun Xuseen Xayle oo 15.05.2015 ku geeriyoodey San Diego...

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ Waxaa ku geeriyooday 16-05-2015 Magaalada SAN DIEGO Allah u naxariiste Marxuum Cabdixukun Xuseen Xayle kana mid ahaa Waxgaradka Soomaaliyeed ee Gobolka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Video Madaxweyne Siilaanyo iyo Faysal Cali Waraabey oo isu hanjabeya

Hogaamiyaha Mucaaradka Maamulka Soomaaliland Faysal Cali Waraabe iyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa markii ugu horeysay hadalo toosa oo ay isugu jawaabayaan Saxaafada isu mariyey. Faysal Cali Waraabe...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Briefing to the Security Council by UN Special Representative for Somalia...

United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) Briefing to the Security Council Introduction of the report of the Secretary-General on Somalia by Ambassador Nicholas Kay, Special Representative...

View Article

Shaqooyin ka banaan Dalka Sacuudiga oo wadamo badan ka argagaxeen

Wasaarada Awqaafta ee Dalka Sacuudiga ayaa bartooda Internet-ka waxay kusoo ban dhigeen 8 shaqo oo ka banaan Wasaarada. Shaqooyinka banaan oo ah 8 boos ayaa waxay ka banaan tahay Waaxda Disha Dadka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis ku socdo Jaaliyada Puntland ee Finland, Kulan Casho ah

Waxaa farxad u ah Jaaliyadda Puntland ee wadankan Finland inay idinku casunto casho sharaf dhicidoonta galabta Jumcada 22-May-2015, saacadda 18:00 – 21:00. Cashada waxaa lagu soo geli doonaa kaarka...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live