Daawa Sawirada Xafiiska labaad ee Qaramada Midoobey oo Geed Xasuus ah u...
Xarunta Qaramada Midoobey ee Geneva Dalka Switzerland ayaa todobaadkii tagay waxaa lagu qabtey Barnaamij lagu xasuusanayay isla Markaasna Geed Xasuusa loogu beerey Safoirkii Soomaaliya u fadhiyey...
View ArticleDaawo Alla ha naxariistee Ambasador Yusuf Baribari geeridisii oo siweyn looga...
Illaahay naxariistii Jano haka waraabiyee Ambasadoor Yusus Maxamed Ismaaciil Baribari ma ahayn oo kaliya Halyey Soomaaliyeed wuxuu kaloo ahaa halyey Saameyn wayn ku lahaa Xuquuqul insaanka Caalamka, Ma...
View ArticleBreaking News– Shirka Garowe.. Laba qodob oo la isku mari la’yahay xalna loo...
Warar hoose oo Puntlandi ka heleen madasha uu ka socdo wada hadalka u dhexeeya Dowlada Federaalka iyo Dowladaha Talada Dalka iska leh ee hoos yimaada Dowlada Federaalka ayaa sheegaya in laba qodob la...
View ArticleSawirka Maanta Daawo Madaxweyne Xasan oo 4 askari oo ugandheys ah Garowe usoo...
Sawirkaan hore waa Madaxweyne Xasan oo 4 askari oo Ugandheys ah la yimid Garowe si ay u illaaliyaan isaga, Madaxweynaha Khudbadisii shalay uu ka jeediyey Garowe waxaa ka mid ahaa in ay Xamar ka...
View ArticleDhagayso Khudbadii Xasan Sheikh : Caawa shakigu ha baxo , muddo kordhsi ma...
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xafladii xalay soo dhowaynta ahayd ee ka dhahcday Garowe ka jeediyay Khudbad dhinacyo badan taabanaysay. Hadaba Warsidaha...
View ArticleFaahfaahin:Wafdi ka socda Jubbaland oo u dhoofay dalka Talyaaniga.
(Pi Nairobi):-Waxaa maanta oo Isniin ah Taariikhduna ay ku beegan tahay 4/5/2015-ka u duulay magaalada Nairobi,kuna sii jeeda dalka Talyaaniga Wafdi Balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweyne Xigeenka...
View ArticleAmniga guud ahaan Xaafadaha u dhow Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo hawada...
Waxaa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ku sugan Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Dibada Maraykanka kasoo kulan la qaadanaya Masuuliyiinta Ugu sareeya awooda Soomaaliya oo uu hogaaminayo...
View ArticleSecretary of State John Kerry made an unannounced trip to Somalia
Mogadishu– 5 may 2015– Puntlandi– The US Secretary of State John Kerry has arrived in the Somali capital,Mogadishu, on an unannounced visit. He is the first American Secretary of State to visit the...
View ArticleBreaking News —Madaxweyne Gaas oo Nairobi dib ugusoo laabanaya Galabta...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo qorshuhu ahaa inuu maanta jooga Rooma ayaa dib u dhigey safarkiisa Talyaaniga si ula kulmo Wasiirka Arimaha Dibada Maraykanka,...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo caawa u duuley Talyaaniga
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa caawa fiidkii wuxuu ka duulay Garoonka Diyaaradaha Jumba Kenyata ee Magaalada Nairobi waxayna kusii jeedaan Dalka...
View ArticleDaawo Sawirada Madaxweyne Xigeenka Jubbaland iyo Wafdigiisii oo Rooma lagusoo...
Mas’uuliyiin ka socda Wasaarada Arimaha Dibada Talyaaniga ayaa si diiran usoo dhaweeyey Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Xigeenka Jubaland Cabdullaahi Sheikh Ismaaciil Farataag. Madaxweyne Xigeenka oo...
View ArticleShirkii looga hadlayo Federaalisamka Soomaaliya oo ka furmey Rome
Magaalada Rome ee Dalka Talyaaniga waxaa si rasmi ah uga furmey Shirkii looga hadlayay Arrimaha Soomaaliya iyo Federaalisamka, kasoo ay Soomaaliya matalayaan Wafuud ka socda Puntland iyo Jubaland....
View ArticleSawiro hordhac ah,Shirkii looga hadlayay Fedraalisamka Soomaaliya oo ka socda...
Shirka Waxaa soo qabanqaabisey Dowlada Talyaaniga, Waxaana ka qaybgalaya Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo, waxaa kalooo iyana ka qayb galaya Madaxweyne Xigeenka Jubaland iyo Wafdi...
View ArticleDaawo Sawirada Wafuuda ku sugan Kismaayo iyo Jubbaland oo muujisey Dowladnimo...
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa wuxuu Jubaland kusoo dhaweeyey Wafuud isigu jira kuwo ka socda Dowlada Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada...
View ArticleMadaxweyne Gaas iyo Madaxweyne Xigeen Farataag iyo Wafdigoodii oo soo...
Waxaa Si rasmi ah shalay galab loosoo gabagabeeyey kulankii sadex geesoodka ahaa ee Dowlada Talyaanigu la lahayd Dowladaha Puntland iyo Jubaland. Kulanka ayaa nuxurkiisu ahaa sidii sare loogu qaadi...
View Article