Hogaamiyaha Mucaaradka Maamulka Soomaaliland Faysal Cali Waraabe iyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa markii ugu horeysay hadalo toosa oo ay isugu jawaabayaan Saxaafada isu mariyey.
Faysal Cali Waraabe ayaa ku hanjabey inuu hogaamin diino kacdoon xukunka looga tuurayo Siilaanyo balse Madaxweyne Siilaanyo oo u jawaabaya Faysal Ayaa yiri “Waxaa tahay waxma tare aan cidna hogaamin karin.
Hoos ka Daawo Labadaan Siyaasi