Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socdo Jaaliyada Puntland ee Finland, Kulan Casho ah

$
0
0

Waxaa farxad u ah Jaaliyadda Puntland ee wadankan Finland inay idinku casunto casho sharaf dhicidoonta galabta Jumcada 22-May-2015, saacadda 18:00 – 21:00.
Cashada waxaa lagu soo geli doonaa kaarka casumaadda.

Waxaa haddaba si xushmad leh looga codsanayaa xubnaha Jaaliyadda Puntland iyo marti sharafta kaleba inay waqtiga dhowraan, horayna usoo qaataan kaarka lagu casumay.

Marti sharata lagu casumay cashada waxaa ka mid ah:
- Xubno ka socda Jaaliyadda Somaalida ee Somaliliitto.
- Xubno ka mid ah Jaaliyadda Jubbaland ee Finland
- Aqoonyahanno Soomaaliyeed.

Kaararka waxaa la guddoonsiiyey 124 qof!

Kasoo qaybgal wacan.

Madaxda Jaaliyadda Puntland ee Finland

Wixii faahfaahin ah hoos ka eeg
Casumaad-1-1


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles