Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi Eedo Safiyo Faarax Qambi oo ku geeriyootey Dalka Maraykanka

$
0
0

tacsiiWaxaa tacsi tiiraanyo Xambaarsan loo dirayaa Caruurtii, Odeygeeda Xasan Xaaji, Qoyskii, Ehelkii iyo Dhamaan Asxaabtii Marxuumad Safiyo Farax Qambi oo maanta oo Jamce ah 8 May 2015 ku geeriyootay Isbitaal ku yaal Columbus Ohio.Dalka Maraykanka.

Waxaan illaahay uga baryeynaa Marxuumada Janocwaarta iyo dambi dhaaf iyo in illaahay samir kasiiyo intii ay ka tagtey
Aaamiin
Aaaamiin
Aaamiin

Guud ahaan Xubnaha Jaaliyada Puntland ee Magaalada Aarhus Dalka Denmark oo marxuumada ka tirsaneyd ayaa si gaara ugu tacsiyeyneysa Ehelka oo dhan, Marxuumadana Illaahay uga baryaya Jano waarta.

Waxaa tacsida nasoo gaarsiiyey iyagoo k hadlaya Magaca Jaaliyaa Puntland ee Waqooyiga Denmark Xubnaha Gidiga oo kala ah

Gudoomiyaha Jaaliyada
Saciid Daahir Dhimbil

Darood ismail
Xamdi maxamed Ciise
Farxiya Yusuf
Abdiwali adam shukri
Deeqo ahmed yusuf
Said sawahili
Maxamud abdi said
Muna abdirasaq
Iyo Abdinasiib


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles