INAAA LILLAAHI WA INNAA ILLAYHU RAAJUCUUN
Allaah ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Gaalkacyo ku geeriyooday Allaah ha u naxariistee Marxuum Khaliif Aw Cabdikariin.
Waxaan anagoo aad uga tiiranyeysan geeridaa naxadinta leh ee ku timid Adeer Khaliif,halkan tacsi uga diraynaa dhamaan Qoyska reer khalif Cabdikariin,xaskii, qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay marxuumku
Geerida waa xaq,waxaa Allaah marxuumka looga baryayaa inuu Janatul Fardowsal Culyaa ka waraabiyo,Awlaadii iyo ehelkii uu ka baxyna Eebe samir iyo iimaan ka siiyo.
Waxaa halkan tacsi ka diraya
Xuseen Sheekh Maxamed Bashiir iyo dhamaan Qoyska reer Maxamed Bashiir
Cibaado Cartan shire iyo dhamaan Qoyska reer Cartan Shire
Dhamaan Qoyska reer Axmed Bulaale
Cabdullaahi Xaashi Lugey iyo dhamaan Qoyska reer Cabdullaahi Xaashi
Dhamaan Qoyska reer Yusuf Warsame
Dhamaan Qoyska reer Cali Xaaji Abiib
Dhamaan Qoyska reer Cabdulqaadir Xaaji Xuseen
Sidoo kale maamulka iyo Howlwadeenada Puntlandi waxay tacsi taa la mid ah u dirayaan dhamaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxday marxuum Adeer Khaliif Aw Cabdikariin
Waxaan illaahay uga baryeynaa marxuumka inuu janadii ka waraabiyo,Qoyskisii iyo Ehelkisiina Illaah samir iyo iimaan ka siiyo