Wasaarada Awqaafta ee Dalka Sacuudiga ayaa bartooda Internet-ka waxay kusoo ban dhigeen 8 shaqo oo ka banaan Wasaarada.
Shaqooyinka banaan oo ah 8 boos ayaa waxay ka banaan tahay Waaxda Disha Dadka dilka lagu xukumo Dalka Sacuudiga.
Shaqada banaan ayaa ah Dadka Dadka qoorta uga jara Seefta.
Shaqooyinkaan ka banaan Sacuudiga ayaa hadal heyn badan ka abuurey Wadamo badan oo caalamka ah.
Sharuudo dhowra ayaa lagu xirey qofka soo dalbanaya shaqadaan oo ay ka mid tahay inuu qofku Xoog weyn leeyahay,uuna yahay geesi.
www.Puntlandi.com