Ardeydii ka badbaadey weerarkii Garisa Universaty oo iminka bilaabaya Jamacad...
Ardeydii ka badbaadey Weerarkii Al-shabaab ku xasuuqeen Ardeyda Jaamacada Gaarisa ayaa iminka iska diiwaan galiyey Jaamacada Moi University ee Magaalada Eldoret Prof Nathan Ogechi oo ka tirsan...
View ArticleRead the UK Prime Minister’s speech on immigration // Akhriso khudbadii...
Read the UK Prime Minister’s speech on immigration Two weeks ago the people of Britain spoke. They voted for a majority Conservative government. In doing so, their message was clear: they wanted a...
View ArticleCiidamada Brundi oo la qorsheynayo in lagu badalo Ciidamo Kenyan ama...
Warar Dublamaasiyadeed oo Warbaahinta Puntlandi heshay ayaa sheegaya in Ciidamada Brundi laga daad gureendoono Soomaaliya ayna baneynayaan goobaha ay ka joogaan koonfurta Soomaaliya. Taliska Ciidanka...
View ArticleNigeria: Lagos Assembly Rewards Airport Cleaner Who Returned N12 Million (...
Lagos — MEMBERS of the Lagos State House of Assembly on Monday, honoured Josephine Ugwu, the female cleaner who returned the sum of N12 million, which she found while cleaning a toilet at the Murtala...
View ArticleBreaking.. Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir Oo u geeriyoodey dhawicii soo gaaray
Alla ha u naxariistee waxaa goor dhaweyd geeriyoodey Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir Oo Kamid ahaa mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka kasoo ay kooxo hubeysan weerareen maanta, Wuxuuna u geeriyoodey...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheikh oo ka tacsiyeeyey Dilkii Xildhibaan Dirir oo Muqdisho...
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii Marxuum Xildhibaan Yuusuf Dirir oo maanta 23.05.2015 ay Muqdisho ku dileen kooxo hubeysan. Warsaxaafadeed tacsi ah oo...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cumar ayaa ka tacsiyeeyey dilkii shalay loo gaystay...
Muqdisho, 24. May, 2015—– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa ka tacsiyeeyey dilkii shalay loo gaystay xildhibaan Yusuf Dirir, kaas oo ka...
View ArticleHogaamiyihii mucaaradka Brundi oo la diley
Zedi Feruzi oo ahaa madaxa Xisbiga the Union for Peace and Development (UPD) oo ah Xisbiga mucaaradka Brundi ayaa shalay lagu diley Caasimada dalkaas. Dilka hogaamiyaha mucaaradka oo ay fuliyeen dad...
View ArticleGabay laga tiriyey Dilkii Xildhibaan Dirir oo Gaalkacyo lagu diley horaantii...
Jiiftadaan waxaan miraheedda iska leh Mahad Xirsi (Camal) Waxuuna ugu barroor diidqay Xildhibaan Dirir oo lagu dilay magaalada Gaalkacyo 9.5.2015 Ina Dirir ayaa diley? Ma dadkaa la...
View ArticleReal Madrid oo shaqadii ka eridey tababarihii kooxda
Kooxda Kubada Cagta ee Real Madrid waxay shaqadii ka erisay Carlo Ancelotti oo ahaa tababarihii kooxda waxaa sidaas warsaxafadeed ku cadeeyey Caawa 25.05.2015 Madaxweynaha Kooxda Florentino Perez....
View ArticleDhagayso Siyaasi Faysal Rooble oo sharaxaya shirkii Talyaaniga ee u dhexeeyey...
Bilowgii bishaan Maajo waxaa Magaalada Rome ee Talyaaniga ka dhacay shir sadex geesood ah oo u dhexeeyey Dowlada Talyaaniga iyo Dowladaha Puntland iyo Jubaland, shirkaas waxay Dowlada Talyaanigu si...
View ArticleBreaking… Daawo Soomaaliland oo Wadahadalkii Xukuumada iyo Mucaaradka ay...
Waxaa caawa Lagusoo kala kacay wadahadalkii u dhexeeyey Xukuumada Soomaaliland iyo Xisbiyada Mucaaradka. Wadahadalku markuu uu soo dhamaadey ayaa Gudoomoyaha Xisbiga Mucaatadka Cabdoraxmaan Ciro oo...
View ArticleTacsi.. Suldaan AbdiXaashi Albaan oo maanta 27.05.2015 ku geeriyoodey Dalka...
Inaa Ilaahi wa Inaa ilaahi Raajuucuun Anigo ah Xildhibaan Abdibarre Yusuf Jibril Waxaan halkaan Tacsi uga dirayaa Allha u Naxariistee Adeerkay Suldaan AbdiXaashi Albaan oo Saaka 27.05.2015 aroortii ku...
View ArticleDaawo Madaxweyne Xasan oo gaaray Dalka Nigeria
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Dalka Nigeria halkasoo uu uga qaybgalayo Caleema saarka Madaxweynaha Cusub ee Nigeria. Hoos ka...
View ArticlePuntland:-Qaxootigii ka soo jeeday Hargeisa iyo Burco oo loo ambabaxshay...
Shacabka iyo Dowlada Puntland ayaa u kala harin waajibaadka Qaran iyo Bini’aadanimo ee ka saaran soo dhaweynta iyo xanaaneynta dadkaa walaalahooda ee kasoo Qaxaya colaada Yemen Shalay galab Waxaa La...
View ArticleSawirka Sanadka— Gabar yar oo Reer Boosaaso ah oo Gacmo furan kusoo dhaweysey...
Hooyooyinka Bosaso oo gacmaha heysya caruurtooda gacmana ku sida cuno karsan ayaa Dekada uga hortagay Qaxootiga Soomaaliyeed ee kasoo qaxay Yemen. Sawirkaan hoose waa Gabar 10 jir ah oo la socotey...
View ArticleWasiir ku Xigeenka Maaliyadda DF oo shir muhiim ah uga qayb galay magaalada...
Ku xigeenka Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda FS mudane Maxamud Xayir ayaa magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast uga qayb galay shirkii sanad laha ahaa ee Banigiga Hormarinta Africa, Shirkaana yaa ka...
View ArticleSanadkii hore Qaahira waxay koobka dirqi uga qaadey Garowe City, Sanadkaana...
Koobka Magaalooyinka bariga iyo Bartamaha Afrika ayaa Puntland Waxay ka gaartey guul ay sababtay in Ciyaartooyda Reer Puntland ay noqdaan kuwo kooxaha kale ee Afrika ay gacan u taagaan. Sanadkii hore...
View Article(Sawiro+Video) Dhalinyarada Soomaalida oo kusii badanaya ka mid noqoshada...
Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool USA ayaa guulo muhiim ah oo lagu faani karo waxay ka gaareen Waxbarashada iyo sare u qaadida tayadooda. Dhalinta Soomaaliyeed ee Waqooyiga Amerika ku dhashay ama ku...
View Article