Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamud ayaa maanta wuxuu Villa Soomaaliya ku casumey Safiirada Wadamada Carabta ay u soo dirsadeen Soomaaliya kuwasoo fadhigoodu yahay Xarunta Xalane iyo Nairobi.
Madaxweynaha ayaa ugu horeyn wadamada ay ka socdaan Safiiradaan wuxuu ugu mahadceliyey Joogitaankooda Soomaaliya iyo taageerida ay taageeraan Shacabka iyo Dowlada Soomaaliya wuxuuna igu baaqay kana codaseday iney Maal gashadaan Soomaaliya.