Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi– DHUUXEEY CABDI CIGAAL oo Muqdisho ku geeriyootay shalay 12 May 2015

$
0
0

Shalay oo taariikhdu ahyd 12 May 2015 waxaa Muqdisho ku geeryooday DHUUXEEY CABDI CIGAAL.

Waxaa marxuumada Illaahay uga baryeynaa Kano waarta iyo Dambi dhaaf iyo in Illaahay samir kasiiyo intii ay ka baxdey.

Aamiin Aaamiiin Aamiin

Waxaan halkan uga tacsiyeynayaa.

llma Xaaji Warsame Xasan Jaamac
Ilama Xaaji Ahmed
Ilma Cali Saylaan.

www.puntlandi.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles