Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Kismaayo–Amisom oo xabsiga Dhigey Cabaas Ibrahim Gurey

Korneyl Cabaas Ibraahim Gurey oo ka mid ahaa Saraakiisha Ciidamada Jubooyinka balse waayadii dambe ka xarig furtey maamulka ayaa Xabsiga loo taxaabey waxaana loo dhaadhiciyey Wajeer. Cabaas ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faahfaahin Maleeshiyaad ka caroodey Xariga Korneyl Cabaas oo rabshado dagaal...

Kismaayo–28 Juun,2013–Pi– Ka dib markii Cidamada Kenya ay xabsiga dhigeen Korneyl Cabaas Ibraahim Gurey ayaa kooxo teelteel ahi waxay weerareen Ciidamo ka tirsan kuwa Jubaland, inkastoo aysan illaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg deg ah– Raysal Wasaare Saacid oo ku guuldareystay in uu soo daayo...

Warar hoose oo dublamaasiyadeed oo iminka soo gaaray Puntlandi ayaa Xaqiijiyey in Raysal Wasaare Saacid uu si toosa ulasoo xiiray Xafiiska Midowga Afrika ee Nairobi , Wakiilka Midowga Afrika u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO SAWIRO: Musharaxa Xisbiga Dimuqraadiga Wadanka Maraykanka Mudane Abdi...

Minneapolis: Governatooraha Gobolka Minnesota, mudane Mark Dayton ayaa kulan saacado socday la qaatay shaqsigii u horeeyey oo kasoo jeeda qowmiyada East Afrikaanka oo ku guulaysto doorashada xisbiga...

View Article

Tacsi ku socota Wariye Max’ed Adan Xirsi (Terra)

Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan Cabdi-Razaaq Yaasiin Faarax (Caano-geel) Cabdulqaadir Cabdi Cusmaan (Cadaysay) Waxay halkaan tacasi uga dirayaan Max’ed Adan Xirsi (Terra) oo shalay aroortii ay xaasikiis...

View Article


Madaxweyne Faroole oo maanta duhurkii soo gaaray Nairobi

Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta duhurkii soo gaarey Nairobi. Madaxweynaha ayaa kasoo duuley Dubai oo uu maalmahaan joogey, wuxuuna hada degan yahay Hotel kuyaal...

View Article

War Deg Deg ah– Ciidamada Jubaland oo Howlgalkii ugo xooganaa saaka ka...

Ciidamada amaanka Jubaland ayaa Saaka waabarigii bilaabay Howlgal xoogan oo aan cidna loo aaba yeeleen magaaladana looga Sifeynayo Maleeshiyaadka hubeysan ee Qaska ka Qarxiya Magaalada. Howlgalka saaka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin ku socota Qurba joogta Reer Puntland iyo Barnaamij looga hadlayo...

Wali waxaa socda meel fiicana maraya Dhaqaale u ururinta Wadada Wadaagsimo ee isku xirta Gaalkacyo ilaa Garacad, dhinaca kalena waxaa feer socda howsheeda Wadad isku xirta Gaalkacyo ilaa Galdogob, Waa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War deg deg ah — Howlgalkii Ciidamada Jubaland ay saaka ka bilaabeen Kismaayo...

Kismaayo–29 Juun,2013–Puntlandi– Saaka Waabarigii ayaa Ciidanka Dowlada Jubaland waxay Bilaabeen Howlgal Xoogan ka dib markii la xaqiijiyey in ilaa Xalay ay kooxo ka tirsan Al-shabaab soo galeen gudaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Dowlada Itoobiya u xaqiijiyey in Xasan Daahir...

Warar lagasoo xigtey dhinaca Itoobiya waxay sheegayaan in Dowlada Itoobiya iyo Dowlada Federaalku ay kawada hadleen Xaalada Xasan Daahir Aways iyo qorshaha Dowlada federaalka ah, waxaana dhinaca...

View Article

War Deg Deg Ah— Xasan Daahir Aweys oo loo wado Buuraha Galgala

Warar Rasmi ah Oo Puntlandi heleen ayaa cadeynaya in Xasan Daahir Aweys lagasoo Xigtey in isaga iyo Ciidankiisa la socda ay u gudbayaan Buuraha Galgala ee deegaanada Puntland halkaasoo uu sheegay in...

View Article

War Deg Deg ah— Ciidamada Jubaland oo ku raad jooga Bare Hiiraale

Korneyl Bare Hiiraale oo markii hore loo haaystey inuu ka baxay Kismaayo ayaa Ciidanka Amaanka ka war heleen inuu wali Magaalada ku dhuumaalaysanayo Magaalada, waxaana markiiba bilowdey baadi...

View Article

Faahfaahin Wararkii ugu Dambeyey Kismaayo iyo Dowlada federaalka oo isku...

Kismaayo–29 Juun, 2013–Puntlandi.com– Howlgalkii ay saaka bilaabeen Ciidanka Jubaland ayaa goor dhaweyd lasoo afjaray, kasoo sababay dhimashada Labaataneeyo qof oo labada dhinac ah iyo in ka badan 120...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xog rasmi ah– Xasan Daahir Aweys oo laga codsadey inuu jihaadka kasii wada...

Gaalkacyo–29 Juun,2013–puntlandi.com– Warar Rasmi ah oo Puntlandi heleen ayaa sheegaya in Xasan Daahir Aweys uu ku adkeystey inuu sii wadayo jihaadka isla markaasna uusan Wax wada xaajooda la galayn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah– Wadahadaladii Jubaland iyo DF oo qodobo la isla meel dhigey,...

Adis ababa–29 Juun,2013–Pi– Puntlandi ayaa heley Qodobada lagu heshiiyey Wadahadaladii Adis ababa uga socdey Dowlada Federaalka iyo Dowlada Jubaland Qodobadaan oo ka kooban Sadex qodob ayaa la isla...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada isusoo bixii Taageerayaasha Xisbiga Horseed ay ku qabteen...

View Article

Faahfaahin Kooban—Ciidamada Amaanka Jubaland oo saaka howlgal ka bilaabay...

Howlgal qorshaysnaa ayay Ciidamada Jubaland ka Bilaabeen Xaafado ku yaal kismaayo, inkastoo ay jiraan Maleeshiyaad Magaalada isaga baxay saaka aroortii sida aan warka ku helney. Dhinaca kale Korneyl...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Warbixin xiiso leh oo muuqaal ah lagana diyaariyey habkii loo keeney...

Warbixintaan waxaa laga diyaariyey dhameystirkii Kumeelgaarka, sidii looga baxay kumeelgaarnimada, intii aysan Xukuumadii Badbaado Qaran Muqdisho soo caga dhigan sidey Magaaladu ahayd, Ergayga gaarka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

FADEEXAD:—Koox la socdey Xasan Daahir oo si qarsoodi ah Garoonka diyaaradaha...

Ninka aad sawirkaan ku aragtaan waa Maxamed Cismaan Caruus oo ahaan jirey Afhayeenkii Xisbul Islaam , waana gacanta midig ee Xasan Daahir Aweys, wuxuuna ka mid ahaa ragii Al-shabaabka ahaa ee la socdey...

View Article

War Deg Deg ah– Dhagayso Korneyl Bare Hiiraale oo sheegay inuu Al-shabaab ku...

Korneyl Bare Hiiraale oo Saxaafa Wareysi siiyey xili uu kugnaa banaanka magaalada Kismaayo ayaa sheegey in uu Magaalada kasoo baxay uuna isla markaas ciidankiisa soo abaabulayo iney dib ugu soo...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live