Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Faahfaahin Kooban—Ciidamada Amaanka Jubaland oo saaka howlgal ka bilaabay Xaafadu lagu tuhunsan yahay Rag la raadinayo

$
0
0

Howlgal qorshaysnaa ayay Ciidamada Jubaland ka Bilaabeen Xaafado ku yaal kismaayo, inkastoo ay jiraan Maleeshiyaad Magaalada isaga baxay saaka aroortii sida aan warka ku helney.

Dhinaca kale Korneyl Bare Hiiraale ayaan wax wara laga hayn meesha uu ku sugan yahay wuxuuna ka mid yahay raga lagu rraad joogo.

waxaa kaloo jira warar sheegaya iney jiraan rag hogaamiyayaal ah oo isu dhiibey Amisom, waxaana la hadal hayaa inuu ragaas ka mid yahay Iftin Baasto.

Ilaa hada amaanka magaaladu waa wanaagsan yahay , waxaana socda Baaritaano guryaha qaar la baarayo.

wixii soo kordha kala soco Puntlandi.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles