Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah– Dhagayso Korneyl Bare Hiiraale oo sheegay inuu Al-shabaab ku biirey

$
0
0

Korneyl Bare Hiiraale oo Saxaafa Wareysi siiyey xili uu kugnaa banaanka magaalada Kismaayo ayaa sheegey in uu Magaalada kasoo baxay uuna isla markaas ciidankiisa soo abaabulayo iney dib ugu soo laabtaan Kismaayo.

Korneylku wuxuu kaloo cadeeyey in isaga iyo Alshabaab isku mowqif yihiin ayna meel ugasoo wada jeesanayaan Cadowga Shacabka oo uu Kenya ku sheegey iney yihiin.

Dhinaca kale Korneylku wuxuu Kenya ku eedeeyey iney iyagu magaalada kasoo saareen isla markasnaa xasuuq geysteen, wuxuuna Korneylku beesha Caalamka ka codsadey in Kenya Talaabo laga qaado.

Hoos ka dhagayso


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles