Warbixintaan waxaa laga diyaariyey dhameystirkii Kumeelgaarka, sidii looga baxay kumeelgaarnimada, intii aysan Xukuumadii Badbaado Qaran Muqdisho soo caga dhigan sidey Magaaladu ahayd, Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobey u qaabilsanaa Xasilinta Soomaaliya Augostine Mahiga ayaa ka sheekeynaya markuu shaqada bilaabay iyo imaatinkiisii Muqdisho, “axaa hadaladiisa kamid ah “Waxaa imid Muqdisho waxaana u imid iyadoo Labada shariif aysan heshiis ahayn ayna kala ahaayeen laba madaxweyne oo midba koox wato, Waxaa layaab ahayd markii aan samaynaynay Kampala Acord in ay wakhti ugu qaadatay heshiisiinta labada shariif, waxay dagenaayeen Hotelka laba dabaq oo kala sareeya , midna midka kale ma arki karin.”
Warbixintaan waxaad ku ogaanaysaa Waxqabadkii Xukuumadii Raysal Wasaare Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, markey Muqdisha yimaadeen iyo sidii ay ula tacaaleen Siyaasadii wareersaneyd ee Labada Shariif.
↧
Daawo Warbixin xiiso leh oo muuqaal ah lagana diyaariyey habkii loo keeney Xukuumadii Badbaado Qaran iyo waxqabadkeedii, Laba shariif oo lagu tilmaamey laba Madaxweyne
↧