Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

M/weyne Xasan Sheekh oo ka xanaaqay hadalkii ahaa jooji maacawinada...

The President: Respect for Somalia’s right to self-determination is critical. Mogadishu, 3 November 2014 - As President of the Federal Republic of Somalia, I acknowledge all those who have expended...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faahfaahin “Beesha Caalamka oo Tiri hala joojiyo Laaluusha la siinayo...

Khilaafka u dhexeeya Raysal Wasaaraha- iyo Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta maraya meel uu cudurkii usii fidey Beesha Caalamka, sida ay Puntlandi warka ku hayaan Maalmahaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirka maanta iyo Siyaasada maanta taal Muqdisho

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah– Raysal wasaare Cabdiwali oo diiidey inuu shilin laa’luusha...

Muqdisho–4 Nov.2014 (Pi)– Sida ay Howlwadeenada Puntlandi xogta ku heleen Waxaa maalin dhaweyd Raysal wasaaraha u tagay koox Xildhibaano ah oo siyaasad ahaan isaga taageersan, Xildhibaanada ayaa Raysal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirka maanta “Xildhibaanada iyo Nickolas Kay yaa saxsan”

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Sanyare oo beesha Caalamka ugu baaqay in Xasan Sheikh lamariyo...

Muqdisho–04 Nov. 2014–Pi– Xildhibaan Cabdiladiif Muuse Nuur Sanyare oo kamid ah xldhibaada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo Saxaafada Muqdisho la hadley maanta ayaa Beesha Caalamka ka codsadey in...

View Article

Dhagayso Xildhibaan Abtidoon oo sheegey in Wasiiro la isku badalay aysan...

Muqdisho–4 Nov.2014– Xildhibaan Cabdi Maxamed Abtidoon oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka FS oo la hadley caawa BBC ayaa sharaxay kulankii ay galabta isugu yimaadeen Xildhibaano kor u dhaafaya 110...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah– Madaxweyne Xasan Sheikh oo loogu baaqay inuu iscasilo iyo...

Nairobi– 4 Nov.2014–(Pi) Dublamaasiyadeed oo howlwadeenada Putlandi heleen ayaa sheegaya in Mooshinkii lagasoo maloogayay Xafiiska Madaxweynaha ee ka dhanka ahaa Raysal wasaaraha uu u muuqdo mid dib...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faalo Xiisao badan– Khilaafka Madaxweyne Xassan iyo Ra’iisal Wasaare...

Tan iyo intii ay dowladii dhexe ee Soomaaliyeed burburtay 1991 waxaa dalka soo maray dowlado aad u faro badan.  Dhamaan masuuliyiintii dowladahaasi waxay xilka intii ay hayeen ku dhamaysteen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Norway– Abdirasaaq Ali Hassan oo ka mid noqdey dadka Xisbiga Shaqaalaaha u...

Shir ay yeesheen xubnaha xisbiga shaqaalaha gobolka Hedmark ee Dalka Norway oo lagu dooranayey dadkii uga qaybgeli lahaa doorashada soo socota ee golaha deegaanka heer gobol iyo mid degmo ayaa ka...

View Article

Beesha Caalamka oo ka quusatey Madaxweyne Xasan Sheikh, iyo Madaxweynaha oo...

IGAD ayaa maanta isku deydey bal iney fahmaan waxyaabaha la ay Madaxweynaha iyo Raysal wasaaruhu isku hayaan si ay ugu kala dabqaadaan balse isku daygaas waa lagu guul dareystey ka dib markii...

View Article

Daawo Video dhamaystiran Xafladii Jaaliyada Puntland ee Finland ay ku Soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah– Madaxweyne Xasan Shiek oo intuusan Adis u duulin Baarlamaanka...

Warar aad loogu kalsoon yahay oo Howlwadeenada Puntlandi ay heleen ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheikh uu Gudoomiyaha Baarlamaanka DF u gudbiyey Warqad uu uga cabanayo Raysal wasaaraha Dowlada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirada Maanta ” Dadaalkii Ambasador Afey iyo Madaxweyne Xasan Sheikh oo...

Warar ay Puntlandi heleen ayaa sheegaya in Dadaalkii u dambeeyey ee lagu baadigoobayay daminta Xiisada u dhaxaysa Madaxweyne Xasan iyo Raysal Wasaare Cabdiwali oo IGAD wadey ayaan wax guul ah laga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News– Gudoomiye Jawaari oo laad ku dhuftey Mooshinkii ka dhanka ahaa...

Muqdisho–7 Jov.2014–Pi– Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa si aad ah uga caroodey in Mooshin laga keeney Xukuumada Raysal wasaare Cabdi wali loo dhiibo Gudoomiye Xigeenka...

View Article


Dib u xusuusin cidii Ridey Xukuumadii RW Saacid, Dhagayso Xildhibaan Maxamed...

Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf ayaa khudbad uu Baarlamaanka ka jeediyey wakhtigii lasoo gudbiyey Mooshinkii lagu ridey Xukuumadii Saacid wuxuu sheegey in Msdaxweyne Xasan u yeerey oo uu si toosa u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nabadoon Jaamac Ciise Bootaan oo ku geeriyooday Deg Xarfo Ee Gobolka Mudug 7...

Illaahay naxariistii jano haka waraabiyee waxaa shalay oo ahayd 7 Novembar Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug ku geeriyoodey Narxuum Nabadoon Jaamac Ciise Bootaan. Marxuumka ayaa kamid ahaa nabadoonada ugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Xog rasmi ah) Xasan Sheekh oo jabiyay hishiis saddex geesood ah oo dhexmaray...

Muqdisho–8 Nov.2014–Pi– 6dii bishaan Novembar intuusan Madaxweyne Xasan Sheikh uusan u duulin Adis ababa ayaa kulan albaabadu u xiran yihiin waxaa wada galay Madaxweyne Xasan Sheikh, Raysal wasaare...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah— Madaxweyne Xasan Sheikh oo wali ku adkeysanaya go’aankiisii,...

Sida ay Puntlandi xogta ku heleen Beesha Caalamka ayaa maanta si toosa usoo fara galisay Khalkhalka siyaasadeed ee ka socda Villa Soomaaliya. Baarlamaanka waxaa si toosa loogu amrey iney joojiyaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xog Deg Deg ah– Ragii aadka ugu dhowaa Madaxweyne Xasan oo Cunaqabateyn...

Muqdisho–8 Nov 2014–Pi– Warar Dublamaasiyadeed oo Puntlandi heleen ayaa sheegaya in dhowr nin oo Garabka Madaxweyne Xasan Shiekh ah ay Beesha Caalamku go’aansadeen in si kumeelgaar ah xanibaad dhinaca...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live