Daawo sawirada Dekada Muqdisho oo Konteenar hub ah lagu qabtey, Yaa lahaa...
Ganacsatada Muqdisho ayaa la ogaadey iney Dekada kalasoo dagi jireen hub xili Cunaqabatayn hub saaran tahay Soomaaliya, Dhinaca kalana waxaa soo if baxay in hubka Al-shabaab lagasoo dajin jirey Dekada...
View ArticleJaaliyada Puntland ee Finland oo Xaflad soo dhaweyn ah u qabatay Wakiilka...
Xaflad weyn oo ay soo qaban qaabisay jaalliyadda Puntland ee Finland (Puntland Society of Finland) laguna soo dhowaynayey wakiilka dawlada Puntland ee Finland Eng.Cabdirizak Muuse Cali (Ilweyn) ayaa...
View ArticleShir Albaabadu u xiranyihiin oo Airporka uga socda Wafidiga UN ka iyo...
(Pi Muqdisho) Kulan albaabadu u xiran yihiin ayaa Airpotka Muqdosho wuxuu uga socdaa Xoghayaha Qaramada Midoombey Banki Moon, Madaxweyne Xasan iyo Raysal wasaare Cabdi wali. Waxaan kulankaan goob joog...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheikh oo Dubai uga qaybgalaya Skirka la dagaalanka Burcad...
Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa goor dhaweyd u duuley Dubai halkasoo uu uga qayb gali doono Shirka Ladagaalanka Burcad Badeedka oo ay soo qaban baabiyan sanadkiiba mar kooxda Xiriirka la Dagaalanka Burcad...
View ArticleDaawo filimka loo dhigey Ban-ki Moon ee Xasan iyo Cabdiwali Jilayaan, Maaxa...
Xili khilaafka labada Masuul marayo meel aad u xun ayaa maanta Waxaa Garoonka Diyaaradaha Aaden Cade Yimid Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey wuxuuna isla garoonka kula kulmey Madaxweyne Xasan Sheikh...
View ArticlePRESS REMARKS ON THE OCCASION OF THE SECRETARY-GENERAL – JOINT VISIT TO...
Your Excellency Mr. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, thank you for your warm welcome and hospitality and I highly commend your leadership. As the President just...
View ArticleThe United States joined over 80 countries, international organizations, and...
Principal Deputy Assistant Secretary of State for Political-Military Affairs Todd C. Chapman led the U.S. delegation, which included representatives from the Department of State, the U.S. Department of...
View ArticleWasiir Farax Cabdulqaadir oo hadii uu la wareegi waayo Wasaarada xanaanada...
Warar lagu kalsoon yahay oo ay heleen Howlwadeenada Puntland ayaa xaqiijinaya inuu jiro Qorshe ku saabsan Wasiirkii fulin waaya amarka Raysal Wasaaraha, sida aan xogta ku helney Wasiirada la isku...
View ArticleDowlada Puntland oo markii u horeysey hirgalindoonta xafiiska Qurba joogta
Sida ay Howlwadeenada Puntlandi Xogta ku heleen Dowlada Puntland waxay sameyn doontaa Xafiis qaabilsan Arimaha Qurba joogta Puntland, Sanadka soo socda ee 2015 ka ama daba yaaqada sanadkaan ayaa...
View ArticleR.W Cabdiweli oo ka Tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid...
Mogadishu,30, October 2014– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaah u naxariistee...
View ArticleMadaxweynaha D.Puntland oo ka tacsiyeeyey geeridii AUN Taaliyihii Ciidanka...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Dalka Emaratka Carabta Magaalada Dubai kunahadlaya Magaca shacabka Puntland iyo masuuliyiinta Dowlada Puntland ayaa ka...
View ArticleMeydka Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska DFS oo lagu soo baarayo Kenya
Si baaritaan loogu sameeyo waxa sababay geerida Marxuum Taliyihii Ciidanka Booliska DF Soomaaliya ayaa meydkiisa waxaa loo qaaday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Diyaaradaha qaaday Maydka...
View ArticleTacsi– Marxuumad Faadumo Maxamed Yusuf Dhuux oo galabta 1 Nov.2014 ku...
Alla naxariistii jano haka waraabiyo waxaa Magaalada Düsseldorf ee Dalka Jarmalka ku geeriyootey maanta oo sabti ah 1 Novembar 2014 Marxuumad Faadumo Maxamed Yuusuf Dhuux. Waxaa tacsi loo dirayaa...
View ArticleNickolos Kay oo walaac ka muujiyey Siyaasada Villa Soomaaliya, akhriso...
WARSAXAAFADEED 49/2014 Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo walaac weyn ka muujiyay xasaradda siyaasadeed, kuna baaqay midnimo iyo sii socodka hawlaha dowladda Muqdisho, 2 November 2014 –...
View ArticleUN Envoy to Somalia expresses deep concern over political tensions, urges...
United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) For Immediate Release PRESS STATEMENT 49/2014 Mogadishu, 2 November 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General (SRSG) for...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo la kulmey Safiirka Denmark
Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa Garowe kula kulmey Safiirka Dalka Denmark u qaabilsan soomaaliya, Warsaxaafadeed ku saabsan kulanka oo ka soo baxay Madaxtooyada ayaa u qoraa sidaan hoose+ Sawiro....
View ArticlePuntland President and Danish Ambassador Discuss the upcoming New Deal...
Garowe- 2 Nov. 2014 (Puntlandi.com) President Abdiwali Gaas met to day (Sunday, 2 Nov.2014) with the Danish Ambassador to Somalia, Ambassador Geert Aagaard Andersen. During the meeting, the President...
View ArticleGuddiga Jaaliyadda Ismaamulka Soomaalidda Itoobiya ee dalka Jarmalka oo la...
Frankfurt, Jarmalka: Shir ka dhacey maalintii Sabtida ee ay taariikhdu ahayd 01-11-2014 waxaa lagu doortey Xarunta Qunsuliyadda Guud ee Dowladda Federalka Itoobiya ay ku leedahay magaaladaasi Frankfurt...
View ArticleOgeysiis : Shirkii Jaaliyadda PDF in Germany oo ka dhacaya magaaladda...
Frankfurt, Germany: Waxaa la ogeysiinayaa Gudoonka, Xubnaha Joogtada ah , Aqoonyahanka, Odayaasha,Culimadda,Haweenka , Dhalinyaradda iyo dhamaan qaybaha kala gedisan ee ay ka kooban tahay Daladda...
View Article