Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Nabadoon Jaamac Ciise Bootaan oo ku geeriyooday Deg Xarfo Ee Gobolka Mudug 7 Nov. 2014 

$
0
0

2014-11-08 10.01.54Illaahay naxariistii jano haka waraabiyee waxaa shalay oo ahayd 7 Novembar Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug ku geeriyoodey Narxuum Nabadoon Jaamac Ciise Bootaan.

Marxuumka ayaa kamid ahaa nabadoonada ugu da’ada wayn Gobolka.

Waxaa tacsi loo dirayaa Qoyskii, Ehelkii, Asxaabta iyo Guud ahaan shacabka Gobolka Mudug oo Nabadoonku ka baxay, Marxuumkana waxaan illaah uga baryeynaa jano waarta iyo dambi dhaaf.

Aaaaamiin
Aaamiiin
Aaamiin
Aamin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles