Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa goor dhaweyd u duuley Dubai halkasoo uu uga qayb gali doono Shirka Ladagaalanka Burcad Badeedka oo ay soo qaban baabiyan sanadkiiba mar kooxda Xiriirka la Dagaalanka Burcad Badeedka (CONTACT GROUP ON PIRACY OFF THE COAST OF SOMALIs).
Xiliga Madaxweynuhu duulayay oo ahayd wax yar kadib markii uu soo dhamaadey kulankii Ban Ki Noon Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey iyo Madaxda sare ee Dowlada kasoo ka dhacay isla garoonka diyaatadaha Aaden Cade.
Puntlandi
Muqdisho