Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Meydka Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska DFS oo lagu soo baarayo Kenya

$
0
0

Si baaritaan loogu sameeyo waxa sababay geerida Marxuum Taliyihii Ciidanka Booliska DF Soomaaliya ayaa meydkiisa waxaa loo qaaday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Diyaaradaha qaaday Maydka ayaa ka duushay Garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho,waxaana Golaha Xukuumadda Soomaaliya ay doonayaan in Dhakhaatiir xirfadoodu ay sarayso ay baaraan Geerida Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska DFS.

Shalay ayy ahayd markii  Ra’siiul wasaaruhu uuGuddi baaris ku sameeya Geerida Taliyaha, Guddiga ayaa go’aansadey in Meydka Marxuumka loo qaado Kena..

Shaki weyn ayaa laga muujiyey qaabka uu Taliyuhu u geeriyoodey,shakigaasoo muujinaya in marxuumka Dhimashadiisa ay ahayd mid qorsheysan, Waxaana hada xiran laba dhakhtar oo laga shakisan yahay.

Puntlandi.com
Muqdisho.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles