Alla naxariistii jano haka waraabiyo waxaa Magaalada Düsseldorf ee Dalka Jarmalka ku geeriyootey maanta oo sabti ah 1 Novembar 2014 Marxuumad Faadumo Maxamed Yuusuf Dhuux.
Waxaa tacsi loo dirayaa Ehelka, Qaraabada iyo Asxaabta, Sigaara waxaa loogu tacsiyeynayaa Qoyska Reer Maxamed Yusuf dhuux.
Ilaahay samir iyo iimaan hakasiiyo dhamaan intii ay ka baxdey Marxuumada iyadana Jano waarta iyo dambi dhaaf ayaan Illaah uga baryeynaa.
Aaaamiiin
Aaaamiin