Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Shir Albaabadu u xiranyihiin oo Airporka uga socda Wafidiga UN ka iyo Madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha oo aan Salaanta iska qaadin(Sawiro)

$
0
0

(Pi Muqdisho) Kulan albaabadu u xiran yihiin ayaa Airpotka Muqdosho wuxuu uga socdaa Xoghayaha Qaramada Midoombey Banki Moon, Madaxweyne Xasan iyo Raysal wasaare Cabdi wali.

Waxaan kulankaan goob joog ah Gudoomiye Jawaari iyo danjire Nickolos Kay.

Sida Wariye ku sugan Garoonka uu Puntlandi u sheegey waji isu xumayn wayn ayaa ka dhex muuqda Madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha.
2014-10-29 13.22.39

2014-10-29 13.21.42


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles