Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Jaaliyada Puntland ee Finland oo Xaflad soo dhaweyn ah u qabatay Wakiilka Cusub ee Dowlada Puntland usoo magacawdey Finland(Sawiro+Video)

$
0
0

Xaflad weyn oo ay soo qaban qaabisay jaalliyadda Puntland ee Finland (Puntland Society of Finland) laguna soo dhowaynayey wakiilka dawlada Puntland ee Finland Eng.Cabdirizak Muuse Cali (Ilweyn) ayaa lagu qabtay caasimada Finland ee Helsinki 25.10.2014.
gurey

Xafladdaas waxaa loogu hambalyeeyey wakiilka, waxaa sidoo kale lagu taageeray go’aankii iyo wareegtadii madaxwaynaha dowlada Puntland Prof. Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas uu ku magacaabay 24.9.2014 wakiilka.

Waxaa sharaf noo ahayd in uu xafladda nagala soo qaybgalay hadalo qiimo lehna kasoo jeediyey Safiirka DF ee Finland Mudane Cali Qasim Maxamed.

Kulanka waxaa qudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka soo jeediyey gudoomiyaha Jaalliyadda Puntland ee Finland Eng. Ibraahim Xasan Caynab iyo madaxda kale jaaliyadda, waxaa sidoo kale qudbad qiiro badan ka soo jeediyey wakiilka wakiilka Dawlada Puntland ee Finland Eng.Cabdirizak Muuse Cali (Ilweyn). Sidoo kale waxaa madasha xafladda qudbado iyo hadallo wax ku ool ah ka soo jeediyey odaayaal, aqoonyahanno,haween iyo dhalinyaro ka tirsan jaalliyadda puntland e Finland.

Waxaa iyana xaflada haddalo dhiiri galin ah ka soo jeediyay odayaal iyo aqoonyahanno ka socday jaaliyadda Jubbaland.. Waxaa sidoo kale door wayn ka ciyaaray qudbadahaas dumarka iyo dhalinyarada reer puntland ee Finland ku dhaqan.

Videoga iyo Sawirada hoos ka daawo


Caliqasin_ainab_25.10.2015

wakiilka_25.10.2015_dumarka

xafladwakilka_4_25.10.2014

xafladwakilka_6_25.10.2014

xafladwakilka_7_25.10.2014

xafladwakilka_9_25.10.2014

xafladwakilka_10_25.10.2014

xafladwakilka_11_25.10.2014

xafladwakilka_12_25.10.2014

xafladwakilka_13_25.10.2014

xafladwakilka_14_25.10.2014

xafladwakilka_15_25.10.2014

xafladwakilka_16_25.10.2014

xafladwakilka_17_25.10.2014

xafladwakilka_18_25.10.2014

xafladwakilka_19_25.10.2014

xafladwakilka_20_25.10.2014

xafladwakilka_21_25.10.2014

xafladwakilka_22_25.10.2014

xafladwakilka_23_25.10.2014

xafladwakilka_24_25.10.2014

xafladwakilka_25.10.2014

xafladwakilka_25_25.10.2014

xafladwakilka_26_25.10.2014

xafladwakilka_27_25.10.2014

xafladwakilka_28_25.10.2014

xafladwakilka_29.10.2014

xafladwakilka_30_25.10.2014

xafladwakilka_31_25.10.2014[1]

xafladwakilka_32_25.10.2014

xafladwakilka_33_25.10.2014

xafladwakilka_34_25.10.2014

xafladwakilka_35_25.10.2014

xafladwakilka_36_25.10.2014

xafladwakilka_38_25.10.2014


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles