Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Aktarka caanka ah Robin Williams oo geeriyoodey

$
0
0

Happy Feet Two - European Premiere - Inside ArrivalsRobin Williams oo ahaa jilaa filimada iyo Shaactiroole weyn ayaa geeriyoodey maanta iyadoo loo badinayo in geeridiisu ay ahayd isdilid uu isku sameeyey.

Booliska San Francisco Chronicle, Marin County police ayaa sheegey in Dhimashada Robin Williams ay ahayd mid uu isagu sabab u ahaa oo uu is diley, ma sheegin Boolisku sida iyo waxa uu isu diley.

Maanta ayaa Meydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaal Tiburon, California, Robin William wuxuu ku dhintey 63 jir.

PUNTLANDI.COM


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles