XAFLADA SANAD GUURADII 16AAD EE PUNTLAND OO KA DHACAYSA DALKA UK
NAGALA SOO QAYB GALA XAFLADA SANAD GUURADII 16AAD EE PUNTLAND OO LONDON KA DHACAYSA
waxaa qaban qaabinaya ururka haweenka jaaliyada Putland &ururka dhalinyarada sportska
waxaana ka soo qeyb galaya madaxda iyo marti sharaf badan oo qiimo leh
waxay ka dhacaysaa magaalada london
ADRESSKA
16 Putland address Monsoon banqueting suite dominion road dominion car park southhall,Middlesex ub2 4BG
malinta 14/08/14 Time 7pm to 2am
Waxaad kala xiriiraysa qaban qaabiyaasha xaflada talefoonadaan hoos ku qoran
Mundane c/kariim Cabdule shiidle black no 07538966541
mudane Mustafe Saleban Darwish07841428746
Marwo faiza artan boos marwa Farhiya Gujir 07770669695
marwa Sahra Adan Dheere 07440601408
Kasoo qayb gala jaaliyada puntland ee ku dhaqan wadanka uk magaalada madaxdiisa London iyo dhamaan jaaliyadaha soomaaliyeed iyo kuwa bulsha waynta ajaanibta ah ee xiiseynaysa in ay xafladaan nagala qayb qaataan .
waad mahadsantihiin
Qaban qaabiyaha ahna afhayeenka jaaliyada
Abdulaahi salaad wayrax
↧
Ogaysiis ku socda Reer London “”Xuska Sanad guurada 16aad ee aasaaskii Puntland”"
↧