Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawo Mudaharaadkii ka dhanka ahaa Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Ciidanka Amaanka oo Madaxweyvaha ka codsadey inuusan Hotelka kasoo bixin

$
0
0

Sida ay Puntlandi xogta ku heleen Ciidamada amaanka Maraykanka Ee gacanta ku hayay Amaanka Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa Madaxweynaha waxay usheegeen inuusan Hotelka kasoo bixin inta Mudaharaadku socdo.

Kumayaal Soomaali ah ayaa ku Mudaharaadey Madaxweynw Xasan Sheikh kadib markuu booqasho ku yimid Magaalada Minneapolis shalay.

Mudaharaadayaasha ayaa Madaxweynaha ku eedeynayay inuu Dalka galiyey Dagaaladii sokeeye ee lagasoo gudbey, inuu Waxka ogaa xasuuqii iyo weeraradii lagu qaadey labada Gobol ee Shabeelooyinka.

Hareermarid cad oo uu ku sameeyey Dastuurka Federaalka Soomaaliyeed iyo hurin colaad hor leh isagoo adeegsanaya qabqablayaashii Dagaalka.

HOOS KA DAAWO MUDAHARAADKA


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles