Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda Reer Birmigham iyo London “Xaflada Xuska Munaasabada 16 guuradada Aasaaskii Puntland oo labadaan magaalo ka dhici doonta”

$
0
0

ogaysiisWaxaa dhammaan la’ogaysiinayaa, Jaaliyadda UK ee reer PuntLand inay kasoo qayb galaan Xafladda Sanad guurada 16aad ee Jiritaanka Puntland taasoo ka dhici doonta Magaalooyinka Birmigham iyo London.

Faahfaahin ku saabsan goobaha iyo wakhtiga labadaan magaalo goorta ay xafladu ka dhacayso hoos ka eeg

——–London——–

Goobtu waa : London Irish Centre

Taariikh 15 August 2014

Maalinka Jimcaha ee ay sabti soo galayso

Saacaddu waa : 06:00 PM – 01:00 AM.

xafladdu waa FREE wax lacag ahi oo dadka laga qaadayo majirto, waxaa intaasi dheer, Heeso iyo Gabayo ayaad kaga bogan kartaan.  Puntland Curattoo – Tusbtii Toosnayd Cagta Saartay.

Fadlan wixii aqbaar ahi kala soo xariir akhiyaartan hoose

Amb Abdikadir F Jibriil :44 7507150919

Jawaahir :+447508033813

Xildhibaanad Muhibo Osman+447930845587

Marwo Hawo Matoote: +44 796087 9432

——-Birmigham——

Goobta xafladu ka dhacayso.
Crystal Plaza
Armoury Road
Small-Heath
B11 2RQ
Birmigham

Xiliga Friday 08/08/2014
Saacada 9:00-00:00

La soo xiriir
Hani 07882549663
Cabdirahman 07411 359449

Mahadsanidin .

Hamoogaan Hamaynka Farxada iyo Dabaal daga  reer Puntland.  waxaa ka soo qayb galaya masuuliyin ka socda Dawlada Puntland oo uu ka mid wasiirka Ganacsiga iyo warshada Puntland Mohamud Soocade.. Ku soo dhawaada Gamo furan iyo Farxad aan dhamaan..


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles