Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah– Xildhibaanada kasoo jeeda Puntland ee Muqdisho jooga oo maanta Garowe kusoo xeroonaya

$
0
0

Ka dib markii Puntland xiriirka u jartey Doowlad Federaalka isla markaasna Madaxweyne Gaas uu amray iney Garowe yimaadaan dhamaan Xildhibaanada kasoo jeeda Puntland ee Muqdisho jooga ayaa kooxdii u horeysay Xildhibaanada waxay Garowe imaanayaan maanta.

Xildhibaano uu hogaaminayo mudane Xasan Abshir ayaa maanta waxay kasoo duuleen Nairobi waxayna kusoo wajahan yihiin Garowe.

Koox kale oo iyana kasoo duuley Muqdisho ayaa la sugayaa oo soo maraya dhinaca Nairobi.

Faahfaahinta warkaan kalasoco Pi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles