Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawo Sawirada Jaaliyada Puntland ee Denmark ee magaalada Århus oo xusey sanadguurada 16aad ee aasaaskii Puntlad

$
0
0

Habaynimadii jamcada 8 ogoosto ayaa Jaaliyada Puntland ee Denmark waxay Caasimada labaadee Dalkaas Magaalada Aarhus waxay ku qabteen Xaflad aad loosoo agaasimay oo lagu xusayay maalinta aasaaskii Puntland oo hada ay kasoo wareegtey 16 sanadood.

Xubnaha Jaaliyada ayaa isugu hambalyeyey maalintaas qadarinta mudan iyadoo ay dhinaca Teleefoonka kala qaybqaateen Masuuliyiinta ugu sareysa Dowlada Puntland oo Madaxweyne Cabdiwali Maxamed ka mid yahay.

Xubnaha Jaaliyada ee soo agaasimay Xaflada yaa dhinaca kale iyagoo ka faa’iideysanaya munaasabada waxay Jaaliyada ugu baaqeen isku duubni iyo in illaahay sanadka kale gaarsiiyo iyagoo nabdoon caafimaadna qaba.

Hoos ka daawo sawirada Xaflada

00000

0011007032

017

011

006007015

017

021

023

030

032

042

046

048

0510261

2

040

065

601

626

653003


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles