Dr Cusmaan waa Dhakhtar Soomaaliyeed oo kamid ah Dhakhaatiirta ugu caansan Wadanka Jarmalka aadkana loo tixgaliyo shaqdiisa,Jarmalka wuxuu ku noolyahay 40 sano, Wuxuu kamid yahay Dhakhaatiirta Jarmalka oo Dadka Jarmalku aadka ugu kalsoon yihiin, Hadaba Hadaad heleyso dhakhtar soomaali kugula hadlaya kana Xirfad badan dhalhaatiir babadan oo ku nool Jarmalka maxaad maxaad ka dooneysaa dhakhtar aadanba ka dhaadhicin karin cudurka ku haya.
Baaris la sameeyey Waxaa la ogaadey in Baaritaanka Caafimaadku uu u baahan yahay Turjubaan gaara oo ku hadla luuqada Caafimaadka, taas macneheedu waxaa weeyey Turjubaanku wuxuu turjumaa hadalka laakiin way adagtahay inuu turjumo xanuunka ku haya oo rasmi ah, taasna waa tan keenta in Qofku uusan helin baaristii rasmiga ahayd.
Dr. Cusmaan Waa dhakhtar boqolkiiba boqol aad ku qanci doontaan, wuu ku dhagaysan sida laguu hayo adoo afkaaga ku hadlaya, hamoogaan oo akhriso macluumaadka hoose, ciwaanka, teleefoonadiisa iyo sidaad ku Iman lahayd Rugta caafimaadka
Dr. Osmaan wuxuu kuu hayaa Dawooyin Raqiisa oo Jumlo loo gadayo laguuguna keenayo meesha aad joogto.
Liiska Dawooyinka ka eeg halkaan