Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa xalay ku dhawaaqay gudiga farsmo ee maamul u samaynta koonfur galbeed Soomaaliya, Wareegto ka soo baxdey Xafiiska Raysal wasaaraha ayaa lagu soo bandhigey Magacyada iyo sawirada Gudiga ee hoos ka daalaco, Goobta uu raysal wasaruhu kusoo bandhigey Gudiga Farsamada ee Maamul u sameynta Koonfur Galbeed waxaa goob joog ah Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliyeed Mudane Xasan Sheikh Axmed iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Cosmaan Jawaari
↧
Akhriso Magacyada, Raysal wasaare Cabdiwali Sheikh oo sameeyey Gudiga Maamul u samaynta Koonfur Galbeed
↧