Waxaa loogu bishaareynayaa dhamaan ummada Somaliyeed gaar ahaan Reer Puntland in Shirkad layiraahda Karibu-medexport oo xarunteedu tahay cariga Mareykanka ay Dawooyin tayo wanaagsan ay dalka geeyaan, Shirkada ayaa waxay Xarumo ku leedahaya Puntland gaar ahaan Bosaso.
Madaxa Shirkada oo ah Dr. Abshir Cali Guure oo loo yaqaan Dr. Boqor Timacade ayaa ku guuleystay isagoo kaashanaya dhaqaatiir soomaaliyeed oo ka howl gala Maraykanka inuu Dawooyinkaan tayada badan uu geeyo dalkeena, Isagoo waliba la kaashanaya Dhakhaatiir kale oo ay kamid yihiin Dr Mohamed J. Salaad iyo Drs. Ddeeqa Yaasin Guure .
Waayadaan dambe dalkeena Waxaa fara kulul ku haya Dawooyin dhacay kuwasoo cudur cusub ku noqdey Bulshaddeena, hadaba Shirkada Karibu-medexport waxay kuu haysaa Dawooyin Tayo iyo waxtar leh oo laga keeney Maraykanka, waana dawooyin sharciyaysan.
Dawooyinka oo ah kuwo brand name–iyo generics medicine sida
kuwa cholesterol –simvastrin—crestor —-hypertension—-atenlol —diovan–lisinopril —furosemidi—diabetes—metformino —glpizide –moglitizone—glucophage —ARTHRITIS —naproxen —celebrex —-ibuprofen —-ANTIBIOTIC — amoxicillin —azithromycin —ciprofloxcin —metronidazole —NERVE ISSUE gabapentin —–PAIN KILLER—Tylenol —ibuprofen –codeine–ULCERS. —omeprazole. —HEART DISEASE —furosemidi ANTI ACID —domperidone —ANTI–FUNGAL–clotrimazole –co-amonidov
Dhamaan daawooyinkaan waxay diyaar ku yihiin oo aad ka helikartaa
XARUNTA CAFIMAAD EE LA YIRAAHDO AMP –AMERICAN MEDICINE PRODUCT
BOSAASO
LA XARIIR MAAMULAYAASHA KALA AH HASSAN QACLE tell 25290711108 –iyo hawo ali gure 252907912772
North America kala xariir cedar lake pharmacy dr abshir ali gure oo loo yaqaan dr boqor timacade executive director phone 612-709-1440