Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

UN Special Representative for Somalia condemns attack on Somali Parliament

For Immediate Release: PRESS STATEMENT 31/2014  UN Special Representative for Somalia condemns attack on Somali Parliament  Mogadishu, 5 July 2014 – The Special Representative of the UN...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi : – Marxuum Cabdiramhan Timmaryare Abdulle Takar (Cabdiraxmaan Dhoodi)...

waxaa tacsi u direeynaa qoskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allah u naxariistee  Marxuum Cabdiramhan Timmaryare Abdulle Takar (Cabdiraxmaan Dhoodi) oo ku geeriyobey magalada Galkacyo  bisha markey...

View Article


Daawo Waraysi Madaxweyne Gaas uu siiyey Puntland Tv todobaadkii hore intuu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

UHURU/ MARGARET to have EXCLUSIVE dinner with OBAMA – State Department says

Sunday July 6, 2014 - President Uhuru Kenyatta and his wife, Margaret Kenyatta, have been invited for a “special dinner” with US President Barrack Obama and his wife Michelle Obama in August this...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxda Jaaliyadaha Puntland ee UK oo London Afur soo dhawayn ah ugu sameeyey...

Habeenimadii xalay sabti 05-07-14 ayaa Hogaamiyaasha Jaaliyada reer Puntland ee Britain oo iyagu u dhaq-dhaqaaqa arrimaha siyaasada iyo horumarinta Puntland ayaa magaalada London Afur ugu sameeyey Dr....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yaa yiri Passport-ka Soomaaliyaa wax laga badalay

Dowladii KMG ahayd ee u dambeysay oo ay garwadeenka ka ahaayeen Madaxweyne Shariif Sheikh Axmed iyo Raysalwasaare Cabdiwali Maxamed Cali Gaas waxaa loo igmaday shaqo baaxadweyn oo mudo sanad ah loo...

View Article

Tacsi– Marxuumad Shugri Xaashi Wayrax oo 07.07.2014 ku geeriyootey Sacuudi...

Alla ha u naxariistee Waxaa caawa ku geeriyootey Magaalada Jeddah Dalka Sacuudiga Marxuumad Shugri Xaashi Wayrax, Waxaa Ehelka, Qaraabada iyo Asxaabta lagu wargalinayaa Geerida Marxuumada Waxaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah– Villa Soomaaliya oo la weeraray

Inkastoo aysan wali jirin warar faahfaahsan, Waxaa goor dhaweyd kooxo hubwysan weerareen Madaxtooyada Dowlada Soomaaliya iyadoo qaraxyo iyo rasaas socotay sodan daqiiqo la maqlayay. Wali khasaaha lama...

View Article


Faahfaahin kooban Weerarka lagu qaadey Villa Soomaaliya

Sida naloo xaqiijiyey Raysal wasaare Cabdiwali xiliga weerarku dhacayay wuxuu ku sugnaa Gurigiisa oo ka baxsan Madaxtooyada. Weerarka ay Villa Soomaaliya ku qaadeen Al-Shabaab ayaa ahaa kuwo...

View Article


Islamist al-Shabab militants have attacked the presidential palace in the...

An al-Shabab spokesman said fighting was ongoing, but a government official told the BBC the attack was over and the militants had all been killed.   President Hassan Sheikh Mohamud was not at the...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faafaahintii ugu dambeysey xaalada Villa Soomaaliya “Shabaab qadar haystey...

Weerarkii galabta ay Al-shabaab kusoo qaadeen Villa Soomaaliya ayaa ahaa mid qorsheysan oo u sahley iney si degan ku galaan Madaxtooyada nasiib wanaag xiligaas Madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha midna...

View Article

Daawo Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka hadley weerarkii galabta ka dhacay Villa...

View Article

USA condemns today’s terrorist attack against Somali Presidential Compound

Press Statement Jen Psaki Department Spokesperson Washington, DC July 8, 2014 The United States strongly condemns today’s terrorist attack against Villa Somalia, the headquarters and residence of...

View Article


Faahfaahin iyo Xog Deg Deg ah “Shaqaalaha Villa Soomaaliya oo fududeysey...

Warar lagu kalsoon yahay oo warbaahinta Puntlandi ay ka heleen Illo dublamaasiyadeed ayaa sheegaya in Weerarkii galabta lagau qaadey Villa Soomaaliya uu san ahayn weerar ay qaadeen koox ka timid...

View Article

UN commitment to Government and people of Somalia remains strong following...

United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM)  For Immediate Release: PRESS STATEMENT 32/2014  UN commitment to Government and people of Somalia remains strong following attack on Villa Somalia...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha degmada 6′aad ee Minneapolis oo meel mariyey Sharci cusub oo...

Minneapolis : Gudoomiyaha Degmada 6’aad ee magaalada Minneapolis, Mudane Abdi Warsame ayaa maanta gudiga horumarinta bulshada ee golaha degaanka horgeeyey xeerar cusub, cinwaankiisu yahay 13 cutubka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis Shirkada Juba Airways Garowe oo bilaabaysa qabashada...

Shirkadda Jubba Airways waxay xujayda sharafta leh ogaysiinaysaa in la bilaabay qabashada Documents -ka xajka sanadkan 1435/2014 Hadaba, waxaa laga rabaa qofka xaajiga ah:- 1. Passaport  dhicidisu ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi Marxuum abdi khaliif cirfe  oo Muqdisho ku geeriyoodey

Waxaa tacsi loo dirayaa Qoyskii, Qaraabadii iyo Asxaabtii Alla naxariistii ha geeyee Marxuuum abdi khaliif cirfe oo Isagoo xanuunsan Kismaayo laga qaadey ka dibna Muqdisho oo daweyn loogeeyey ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo loo magacaabey Shaqsi Booliska Canada...

Ninka loo magacaabey Taliyaha Booliska Soomaaliya Maxamed Xasan Faarax waa Nin Dambiile ah oo Booliska Canadá ay in mudo ah ay raadinayeen, ayna aakhirkii kiiskiisa u gudbiyeen Booliska caalamka...

View Article

Breaking news — Jarmalka oo ku guuleystey Koobka Aduunka

Ka dib markii Kooxda Kubada Cagta Qaranka Jarmalku ay sanadkaan soo bandhigeen ciyaaro cajiib ah oo khibradeysan waxay sanadkaan mutaysteen iney ku guuleystaan Koobka aduunka ee kubada cagta. Jarmalku...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live