Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiyi doona Dalka Maraykanka Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama si u godoonsiiyo Waraaqaha Safiirnimada.
Obama iyo Xaaskiisa ayaa soo dhaweeyey Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiyi doona Dalka Maraykanka.
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa tosobaadkii hore wuxuu Cumar Cabdirshiid u maga caabey Safiirka Soomaaliya u fadhiyidoona Washington.
Mudane Cumar oo ah siyaasi rugcadaa ah wuxuu horey usoo noqdey Raysal wasaaraha Soomaaliya .
Qoraal shalay 14.07.2014 kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibada Maraykanka ayaa lagusoo dhaweeyey Safiirka cusub ee Soomaaliya, Qoraalkaas ayaa u qoraa sidaan…
We are pleased to announce the arrival of Ambassador Omar Abdirashi Ali Sharmarke, the first Somali Ambassador to the United States in over twenty years. Ambassador Sharmarke’s arrival to Washington represents the latest progress in advancing U.S.-Somali relations. We look forward to working with Ambassador Sharmarke and continuing to work with the Federal Government of Somalia to bring stability, security, and prosperity to all Somali people
PUNTLANDI
SAWIRKA HOOSE WAA SAFIIRKA IYO QOYSKIISA IYO MADAXWEYNE OBAMA OO WHITE HOUSE-KA JOOGA