Kulankii Madaxweyne Xasan Sheikh iyo 15 Safiir ku dhexmaray Xalane, Maxaa...
Illo dublamaasiyadeed oo Puntlandi u waramey ayaa sheegey in kulankii Xalane ka dhacey shalay oo Madaxweyne Xasan shiekh uu kula kulmey Safiirada wadamada kaalmeeya ama faraha kula jira Soomaaliya uu...
View ArticleBreaking News– Qaahira oo koobkii qaadey kooxdii Garowe City oo kaalinta...
Inkastoo Koobkii tartanka Basketbalka ee Magaalooyinka Afrikada bari ay koobkii la hoydeen kooxda Magaalada Qaahira hadana kooxda Garowe city oo gashey kaalinta labaad waxay soo hoyiyeen guul aysan...
View ArticleBanaanbax lagu taageerayo Masaxweyne Xasan Sheikh
Waxaa saaka Muqdisho ka socda Banaanbax lagu taagwerayo Madaxweyne Xasan Sheikh oo baryahan weerar ay ku hayaan Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Mudaharaadka ayaa wuxuu...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheikh oo looga yeerey Uganda
Madaxweynaha Dowlada Federaalks Soomaaliya oo maalmahaan cadaadis ka heysto dhinaca Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa hada looga yeerey Kampala. Madaxwehne Xasan wuxuu la kulmi doonaa...
View ArticleOgaysiis ku socda jaaliyada Puntland ee Leicester, Coventry Birmingham UK
Dhamaan jaaliyada Puntland ee Leicester, Coventry Birmingham UK, iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in uu dhacaya kulan casho ah oo looga hadlayo horumarka Puntland Wax yaalaha kulankaan looga...
View ArticlePuntland iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya oo wadahadal uga bilaaban doono...
bishaan May 15 keeda ayaa lagu wadaa in Magaalada Garowe uu ka bilowdo wadahadal dhexmara Dowlada Federaalka iyo Dowlada Puntland, wadahadaladaas oo ay hogaamin doonaan Madaxweynaha Dowlada Puntland...
View ArticleMadaxweynaha Dawlada Puntland oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa...
AXAD 11/05/2014 WARBIXIN+SAWIRO: Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Abdiweli M. Ali Gaas Ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti balaadhan oo ka socday hay’ada caalamiga ah ee Relief International,...
View ArticleTranscript of comments by UN Envoy to Somalia Nick Kay following the...
Mogadishu, 9 May 2014 – Your Excellency the President and Your Excellency Ambassador [Michele Cervone d’Urso, EU Special Envoy to Somalia], let me first begin by congratulating the European Union and...
View ArticleXog iyo Faahfaahin+Video– Sababta ay Hargeysa u tageen Koox Odoyaal ah oo...
Warbaahinta Puntlandi ayaa heshey xogta rasmiga ah ee ka dambeysa iney Odoyaal Reer Muqdisho ah oo ay hogaaminayaan Oday xaad iyo Axmed Diiriye ay tagaan Hargaysa. Sida aan Xogata ku helney Dowlada...
View ArticleShir looga hadlayo horumarinta siyaasada dhallinyarada Puntland oo lagu...
Garowe- 12 may 2014–Pi– Wasaarada shaqada , shaqaalaha , dhallinyarada iyo ciyaaraha ayaa maanta furtay shir labo maalin soconaya oo lagu dar dar galinayo siyaasada dhallinyarada Puntland ee taabanaysa...
View ArticleGarowe oo la isu diyaarinayo Soo dhawetnta Halyeeyada Garowe basketball TEAM
Kooxda Kubada koleyga ee Garowe City waxay cashar lama ilaawaana usoo dhigeen kooxha Magaallooyinka bariga Afrika marka laga reebo kooxda Reer Masar ee Cairo City Team oo ay finaalku isku haleeleen....
View ArticleBreaking News– Qarax xoogan oo ka dhacay Makhaayad aad loo buuxey Magaalada...
Meel makhaaxi ah ayaa qarax ismiidaamin ah lala beegsadey galabta bartamaha Magaalada Baydhabo. Ilaa hada inta la hubo 13 qof ayaa dhintey dhaawucuna intaas waa ka badan yahay. Gaari waxyaabaha qarxa...
View ArticleSawirka Maanta ” Madaxweyne Xasan iyo Siyaasad maxaa kala heysta”
“388″ class=”alignleft size-full wp-image-121103″ />
View ArticleUN Representative for Somalia condemns attack in Baidoa
Mogadishu, 12 May 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia (SRSG), Nicholas Kay has condemned the attack in Baidoa today that resulted in the death of many civilians...
View ArticleFaahfaahin Qarixii Galabta lala beegsadey Baydhabo
Baydhabo–12 May 2014–Pi– Qaraxa oo ahaa mid uu gaari waxyaabaha qarxa ka buuxaan uu goob lagu shaaheeyo la galay Nin nafti halige ah wuxuuna galaafsadey 12 marxuum, dhaawucuna waa 18, waxaa sidaas...
View ArticleBreaking News– Safarkii raysal wasaare Cabdiwali ku tagi lahaa Puntland oo...
Sida qorshuhu ahaa Raysal wasaare cabdiwali Sheikh Axmed wuxuu safar ku tagi lahaa Puntland beri oo arbaco ah 14.05.2014, laakiin warar hada soo gaarey Puntlandi ayaa sheegaya in safarka Raysal...
View ArticleErgeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...
United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) Howlgalka Qaramada Midoobay ee Kaalmeynta Soomaaliya (UNSOM) WAR SAXAAFADEED 19/2014 Muqdisho, 12 May 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee...
View Article