Photo News:Daawo Sawirada Madaxweynaha Dowlada Puntland oo la kulmay Wasiirka...
Arbaca 07, 05, 2014 Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa magaalada Sanca ee caasimadda dalka Yemen waxa uu shalay kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda Dawladda Yemen Dr....
View ArticleMadaxda Dawladda Yemen oo Kulan Qado Sharaf Ah u Samaysay Madaxweynaha...
Arbaca 07, 05, 2014 Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga ee Dawladda Yemen ayaa shalay kulan qado sharaf ah loogu sameeyey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafidiga uu...
View Article(Sawiro) Gaalkacyo oo xalay roobab ka da’een
Gaalkacyo- May 08-2014- Waxaa Habeenkii Xalay ahaa ay Raxmada Eebe ay ka Hoortay Magaalada Gaalkacyoo, ee Gobolka Mudug, iyadoona Roobka lugu diirsaday. Raxmada Eebe ayaa Biyo dhigtay Wadooyinka...
View ArticleGudoomiyayaasha Degmooyinka Muqdisho oo soo qaban qaabiyey Mudaharaad lagu...
Muqdisho– 7 may 2014–Pi– Inkastoo Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bsnaadir Mudane Tarsan uu macalin ku ahaa abaabulka Bulshada iyo Abaabulida Mudaharaadyada ayaa hada waxaad moodoo in Gudoomiye Muungaab...
View ArticleUS warns of ‘specific terrorist threat’ to Uganda churches
KAMPALA, May 7 – Churches in the Ugandan capital face a “specific terrorist threat”, the US embassy has warned, amid a wave of attacks in east Africa blamed on Islamist insurgents. “The threat...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheikh oo Muqdisho kusoo laabtey iyadoo xaalku suu uga tagay...
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta dib ugusoo laabtey Muqdisho iyadoo ay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ay kusoo dhaweeyeen Xubno ka tirsan Xukuumada....
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli oo maanta Booqasho ku tegay Magaalda Marka(SAWIRO)
Muqdisho, 07, May, 2013…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka safar shaqo ku tegay magaalada Marka ee xarunta...
View ArticleKooxda Garowe oo Garaacdey Juba iyo Mbeye Tartanka East and Central Africa...
DaraSalaam– 7 May 2014–Pi– Kooxda Kubada Koleyga ee Magaalada Garowe oo ka qayb galaysa Tartanka East and Central Africa Inter City basketball ee ka socda Dalka Tanzania ayaa labadii ciyaarood ee u...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheikh oo Xildhibaanada ku tilmaamey shacab fikirkooda cabiraya
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo Shalay Dalka kusoo laabtey xili ay 133 Xildhibaan ay Madaxweynaha ugu baaqeen inuu is casilo. Madaxweynaha ayaa shalay laga sugayay...
View ArticleGarowe basketball Team oo u soo gudbey semi finalka Tartanka East and Central...
Kooxda kubada Koleyga ee Garowe oo Tanzania uga qayb galaya Tartanka East and Central Africa Inter City basketball ayaa maanta usoo gudbey Semi Finalka ka dib markii ay garaaceen kooxda Dar el Salaam...
View ArticleKooxda Kubada Koleyga Garowe City oo Galabta ciyaareysa Ciyaar taariikhi ah
Tan iyo burburkii Soomaaliya ma jirto koox Soomaaliyeed oo gaartey heerka ay maanta gaareen Dhaliyarada Kooxda Kubada Kleyga ee Magaalada Garowe, Kooxdu waxay soo garaacdey kooxo caan ah oo ka yimid...
View ArticleBREAKING NEWS— Kooxda Garowe oo usoo gudubtey Finalka Tartanka East and...
Kooxda Basketball-ka ee Caasimada Puntland waxay maanta soo hoyisey taariikh lama ilaawaan ah, Garowe Team waxay magaca Soomaaliya kuoo celiyeen saxada Sportska Aduunka oo 23 sano ugu dambeysey....
View ArticleRoobab ka da’ay Bacaadweyn ilaa Gaalkacyo
Saaka oo sabti ah 10 bisha Maajo ayaa roobab lagu diirsadey waxay ka da’een Bacaadweyn ilaa Cagaaran iyo deegaanada u dhaxeeya , roobkasoo ka dibna usii gudbey Cagaaran ilaa Gaalkacyo. Marlabaad ayuu...
View ArticlePuntland oo soo dhaweysay guusha gaareen kooxda kubadda Koleyga ee...
Dowladda Puntland ayaa si weyn usoo dhaweysay guulo muhiim ah oo ay gaareen kooxda kubada Koleyga ee Garowe oo ka qeybgalaysa tartanka bariga iyo bartamaha qaarada Afrika. Kulan ay saakay isugu...
View ArticleRaysal wasaare Cabdiwali oo Puntland ku wajahan isniinta
Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa isniinta ku wajahan Garowe, Waxaana hada Garowe ka socda qabanqaabada soo dhaweynta Raysal wasaaha....
View ArticleSawiro+Warbixin– Kooxda Kubada Koleyga Garowe City iyo ciyaarta Finaalka galabta
Waxaa lagaaray ciyaartii Finalka ee bariga iyo bartamaha africa (Inter city Game) ayadoo ay finalka isugu soo hareen labada kooxood ee ugu ciyaar fiicnaa Tartanka, waloow dalka Masar uu yahay dal aad...
View ArticleDaawo Sawirada Dream Team-ka Soomaaliya usoo baxay(Garowe City Basketball Team)
Mudo saacado ka dhamintahay Waxaa magaalada Dar el-salaam Dalka Tanzaniya ka bilowmaya Finalka Ciyaaraha Tartanka Magaalooyinka Bariga Afrika, Kooxda Garowe City waxay halmar kasoo dhexboodey Tartanka...
View Article