Tacsi Nabadoon cisman ciise fikad oo kun geeriyooday qardho
Xirsi Bulxan Faarax iyo qoyskiisuba , waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum Cismaan Ciise Fikad ,oo ka mid ahaa nabadoonada puntland kuna geeriyoodey Qardho....
View ArticleCiidamada Itoobiya oo ku guuleystey iney sugaan amaanka BaladXaawo
Kismaayo–14 May 2014—Pi— Ciidamo ka mushaar qaata Dowlada Federaalka ayaa totobaadyo ka hor waxay bilaabeen Dagaal ay la galeen Ciidanka Deegaanka tasoo dhalisay in dagaaal uu ka dhaco dhowr jeer...
View ArticleGarowe Sidee loogu soo dhaweyn doonaa kooxda Magaalada ee guusha usoo hoyisay...
Kooxda Kubada Koleyga ee Magaalada Garowe oo guul weyn kasoo hoyisey Ciyaarihii caalamiga ahaa ee Basketballka oo lagu qabtey Dar el salaam Dalka Tanzaniya waxay sabtida 17.05.2014 ku aadan yihiin...
View ArticleDagaal Beeleed ka dhacay Wajeer, Sadex qof oo la diley
Warar aan hada ka helney Magaalada Wajeer ee Deegaanka Soomaalida Kenya ayaa sheegaya in halkaas dagaal ka dhacay shalay ay ku dhinteen Sadex qof, ka dib markii Maleeshiya ay soo weerareen Wado dhisme...
View ArticleMadaxweynihii hore ee Puntland Dr. Faroole oo lagu casumey Talyaaniga (Sawiro)
Madaxweynihiii hore ee Dowlada Puntland Mudane cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud Faroole oo ay weheliyaan xubno ka tirsanaa xukuumadiisii ayaa lagu casumay inuu khudbad ka jeediyo Jaamacada Rooma ee...
View ArticleHambalyo ku socota ABDULQAADIR CARAB HUSSEIN , CEELOOW IYO FOWZIYO MAHAMED...
angoo kala ah 1–MAHAMED JAMA BIXI 2–GOONI GAAWIIDO 3–SACIID JAMA BIXI 4-ABDIRAHMAN ALI SHIRE 5 –MAHAMED AHMED CIMI DHAGOW 6–CUBEYD ADAN SEED 7–GASHAAN GAAWIIDO 8–MAXAMUD MUSE HASSAN , GALAC 9–ABDINUR...
View ArticleGarowe City Basketball waa halyeeyda Bariga iyo Bartamaha Afrika, Kaalinta...
Garoowe City ma galin kaalinta labaad ee waxay galeen kaalinta koowaad. Kaalinta koowaad waxaa xoog ku qaatay waddan aan ku jirin bariga iyo bartamaha Afrika(Masar, ) Masar Waxay ku taal Waqooyiga...
View ArticleJaaliyada Puntland oo shir ku qabsatay Birmingham UK (Sawiro)
Birmingham–17 May.2014–Pi– Kulan ay isugu yimaadeen waxgaradka qurbo-jootga Puntland ee Birmingham UK ayaa looga hadlayey isku xirka jaaliyadaha Puntland ee qurbaha iyo wadanka gudihiisa ayaa lagu...
View ArticleBreaking News– Kooxda Kubada Koleyga Garowe City oo si diiran loogu soo...
Garowe–17 May 2014–Puntlandi– Kooxda Basketbalka ee Magaalada Garowe City oo noqotey Horyaalka Bariga iyo Bartamaha Afrika ayaa goor dhwaeyd kasoo degay Garoonka Diyaaradaha Garowe, Waxaanba halkaas...
View ArticleDaawo Sawirada:Reer Puntland oo aan u kala harin soo dhoweynta Halyeeyada...
Xubno ka tirsan Golaha Xukuumadda Puntland,maamulka Gobolka Nugaal,maamulka degmada Garowe iyo dadweyne gaaraya boqolaal ayaa magaalad Garowe kuso dhoweeyay Halyeeyada Garowe City Stars,ka dib markii...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo Casho ku casumay Kooxda Kubada Koleyga Garowe
Kooxda Kubada Koleyga Garowe ayaa Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu ku casumey Madaxtooyada. Cashada ayaa goor dhow waxay ka bilibaaneysaa Madaxtooyada waxaa kaloo kasoo qayb galaya...
View ArticleMadaxweynaha Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo...
Jig-Jiga (Puntlandi): Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa casho sharaf soo dhaweyn ah u sameeyey Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Caalamiga ee...
View ArticleUN Guard Unit begins work in Mogadishu
United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) For Immediate Release PRESS STATEMENT 20/2014 UN Guard Unit begins work in Mogadishu Mogadishu, 18 May 2014 – The Special Representative of the...
View ArticleCutubka Ilaalada Qaramada Midoobey oo Muqdisho ka howl billaabay
Xafiiska Qaramadda Middobay u Qaabilsan Kaalmaynta Soomaalia (UNSOM) WAR SAXAAFADEED 20/2014 Muqdisho, 18 Maajo 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya...
View ArticleDowlada Jubaland oo Wafdi heer Wasiir ah u direysa UK iyo Sweden horaanta...
London–18 May.2014–Pi– Wafdi balaaran oo ka socda Dowlada Jubaland oo heer Wasiiro ah ayaa u safri doona Dalalka UK iyo Sweden horaanta Bisha June waxaa sidaas Puntlandi u Xaqiijiyey wasaarada Xiriirka...
View ArticleKooxda Kubada Koleyga Garowe iyo soo dhaweyntoodii Garowe(Sawiro)
Kooxda Kubada Koleyga Garowe ayaa si heersare ah loogusoo dhaweyey Dalka ka dib guulihii ay kasoo hoyiyeen Ciyaarihii Bariga iyo Bartamaha Afrika ee lagu qabtey Tanzania, kooxda barkeed waxay si deg...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheikh oo horey ugu dhaartey inuusan cafinayn Qof Maxkamad...
Wali lama hayo Qof Al-shabaab ah oo Muqdisho ay maxkamadi ku xukuntey Dil toogasho ah, Dhinaca kalena Dowlada Puntland Qofkii Al-shabaab u adeega ama ka tirsan al-shabaab laguma sii hayo xabsiga oo...
View ArticleMaqaal: 2050 Soomaliya ma noqon doontaa wadan diimo badan looga dhaqmo?
Taariikhda ay soo mareen wadamo dhawr ah oo Africa ku yaala iyo dunida meelo ka tirsan oo dagaalo soo maray, waxaa isla markiiba kuu soo baxaya raadad aad u foolxun oo ay reebeen ciidamadii wadamadaas...
View ArticleMadaxweyne xasan Sheikh oo Magacaabey Taliyaha Maxkamada sare ee Ciidanka
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya xasan Sheikh Maxamuud ayaa magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Ciidanka Qalabka sida isagoo jagadaas u magacaabay G/Sare Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare. hoos ka...
View ArticleTacsi– Marxuum Maxamed Shire Talyaani oo ku geeriyoodey Garowe
Inaalilaah wa inaa ileeyhi raajicuun Alla ha u naxariistee waxaa Garoowe ku geeriyooday Marxuum Maxamed Shire Talyaani,Waxaa geerida Marxuumka lagu wargalinayaaa Ehelka iyo Qaraabada. waxaan dhamaan...
View Article