Madaxweynaha Dowlada Federaalks Soomaaliya oo maalmahaan cadaadis ka heysto dhinaca Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa hada looga yeerey Kampala.
Madaxwehne Xasan wuxuu la kulmi doonaa Madaxweynaha Ugandha waxaana ugu wayn oo laga wada hadlayaa Mooshinka ka dhanka ah Madaxweyne Xasan sheikh iyo Eedeymaha lagu eedeynayo.
Ilaa hada lama oga sababta ay Dowlada Ugandha usoo faragalineyso waxyaabaha ka socda Muqdisho inkastoo Ay dowlada Ugandha masuul ka tahay amaanka Magaalada Muqdisho,khaasatan Amaanka madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan waxaa lagu wadaa inuu Kampala u duulo saacadaha soo socda.
Puntlandi
Muqdisho