Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Banaanbax lagu taageerayo Masaxweyne Xasan Sheikh

$
0
0

Waxaa saaka Muqdisho ka socda Banaanbax lagu taagwerayo Madaxweyne Xasan Sheikh oo baryahan weerar ay ku hayaan Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Mudaharaadka ayaa wuxuu ka bilowdey Banaadir Statium lamana oga cida ka dambeysey oo soo abaabushey.

Mudaharaadayaasha waxay muujinayaan inay taageersan yihiin Madaxweynaha waxayna dalbanayaan in xilka loo daayo

Puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles