Inkastoo Koobkii tartanka Basketbalka ee Magaalooyinka Afrikada bari ay koobkii la hoydeen kooxda Magaalada Qaahira hadana kooxda Garowe city oo gashey kaalinta labaad waxay soo hoyiyeen guul aysan Soomaali gaarin mudo rubuc qarni ah.
Ciyaartu waxay ku dhamaatey 74 Garowe iyo Qaahira 82 .
Kooxda Garowe City waxay Sportiga Soomaaliya gaarsiiyeen heer uusan mudo gaarin, waana guul lama ilaawaan ah in koox Soomaaliyeed ay galaan kaalintaas.
Puntlandi.com